IS GEEDI IN TROUBLE?

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

IS GEEDI IN TROUBLE?

Post by fagash_killer »

In ka badan 160 Xildhibaan oo isku Baheystay in aysan Codsiin Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa sheegaya in ku dhawaad 160 Xildhibaan oo ka kooban beelaha Soomaalida ku heshiiyan in si wada jir ah uga soo horjeestan Cali Maxamed Geeddi, iyagoo kala dagaalamaya in aan Baarlamaanka codsiin Siyaasigaas oo Mar labaad xilka Wasiirka koowaad ee dowladda federaalka loo soo magacabay.

Xildhibaanadan ayaa la sheegay in ay wadaan qorshahaas oo ka dhanka ah Prof. Cali Maxamed Geeddi, waxaana la sheegay in ay ku dadaali doonan in Mr Geeddi uu kalsooni ka waayo Baarlamaanka,in kastoo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf iyo Saraakiisha Kenya iyo Itoobiya wadaan dadaal ka duwan midka ay wadaan Xildhibaanada Baarlamaanka.

Dhanka kale Guddoomiye Kuxigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Prof Maxamed Cumar Dalxa ayaa ka dhawaajiyay in Maalinta Arbacada la horkeeni doona Baarlamaanka Ra’iisul Wasaare Cali Maxamed Geeddi si kalsooni looga raadiyo, wuxuuse diiday inuu wax hadal ah ka bixiyo rajada laga qabo in Baarlamaanka Kalsooni siiyan Cali Maxamed Geeddi.

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow) nuradin007@hotmail.com
Midnimo Information Center
Xafiiska Midnimo ee Muqdisho wararka@midnimo.com
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

Nuuradin Macalin Mukhtaar (Dinow)

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”