Waxaad ii sheegta , mujaahidiinti dil iyoo dhaawac ba ka soo gadhay xabashi la dagalakeeda , sidee maanta loogu odhan kara
---->"...in ay hilmaamaan cadaawadii kala dhaxeysay ciidamada dalka Itoobiya isla markaana ay la shaqeeyaan maadaama ay u soo gurmadeen."
War ragga ma bila xiniiyaad moodeen ?? Cidda loo so gurmaday wa' ayo? Ma shicib ka somaaliyeed ,mise afartan tuug eed meesha isagu keenteen? Porca miseria !!!

