Obsession.com

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Kambuli , gacaliso afkanaad igu la hadlaysa muxu yahay?
Jacaylka inaga dhexeeya muxu ku dhisan yahay? Isku dad baynu nahay , meelna kala tagi maynee , halkaan kugu soo hagaaga bal ii sheeg? Laughing
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

Xilligiin baa la gaadhay miyaa?

Waxaas oo gurxan iyo gurmad ah ma Majeerteen maxaad noola caayi weydeybaa? Hadii aad neceb tahay adigu anigu ma necbi walaal... Intaa faham..

Teeda kale, weli miyaad aragtay ruux dembiga uu galo Riyaale u caayaya Gadabuursi oo dhan?

Dhegeyso, qof keliya oo idinka mid ah haddii la soo qaado, shebakaddu ilbidhiqsi bay ku buuxasan taa... Faisal Cali waraabe hadalkii uu yidhi oo meel walba ku qoran keliya markii aan sheegey waa idiinkii soo wada gariirey eh, maxaa idin daba dhiga dadka? Mad

Balaaya dad kula nooqtee II nabad geli... Evil or Very Mad Acuudu Bilaah...
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

"Balaaya dad kula nooqtee II nabad geli... Acuudu Bilaah"
Shocked
Bismillahi Raxmaan , war ileen waa ka dhab. Laughing
Dhegeyso Kambuli , anigu hadalkeygu waa cad yahay oo kor baan u rida. Haddi marka nin Isaaq ah la soo hadal qaado , "shebakaddu ilbidhiiqsi kusoo buxsanto" dee midnimada reerka u dhaqan ah ayay ku tusaysa , don't hate !!
Faysal Cali waraabe wuxu yidhi , ama barnaamij siyaasadeed uu soo ban dhigay ka maad hadal ee waad hor dhigtay ood tidhi-->" Ummm , let me guess, tolow muxu odhan doona ......"
Anigu nin somaali ah ban ahay , af somaali baan kugu la hadlaya , ceebta CY Somalia oo dhan iyoo reerkiisa dul saaray na waan ka hadlaya , ciddi ka gubanaysa iyaday jirta.
Thank you very much though , I'm getting a better read of the field now Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”