Shaqaaqooyin Markale Ka Soo Cusboonaaday Deegaanka Daroor Oo Dhimasho Iyo Dhaawacba Keenay
--------------------------------------------------------------------------------
()
hadhwanaag 2007-02-05 (Hadhwanaagnews) Daroor(HWN):- Warar lagu kalsoon yahay oo naga soo gaadhayaa Deegaanka Daroor oo ka tirsan kililka 5-aad ee Ethiopia ayaa sheegayaa inay maalintii sabtidii ina dhaaftay ay laba qof ku nafwaayeen, halka mid kale ka dhaawacmay kadib markii iska horimaad hubaysan kooxo ka tirsan Beelaha Deegaanka wada daga (Habar-yoonis iyo Ciidagale).
Shaqaqadan ayaa sida la sheegay la xidhiidha dagaalo sanadkii hore badhtaimihiisii labadan beelood ku dhex maray isla deegaankaas, oo ay dad aad u tiro badan ku kala dhinteen labada dhinacba, taas ooh ore loo xaliyey kadib markii ay u gurmadeen Ergooyin kala socday Somaliland iyo kililka shanaad ee Ethiopia, iyadoo dhexdhexaadintii ergooyinkaa laga soo saaray heshiis gacmaha la isugu saaray labada dhinac, laguna dhaariyey geesba tiro cayiman, isla markaana lagu kala xukumay inuu dhinac walbaaba bixiyo khasaare naf iyo moodba geystay.
Falalkan ka dhacay deegaanka daroor ayaa sida ay wararkuna sheegayaan ayaa ahaa kuwo laisugu geystay si gaadnimo ah ilaa hadana ma jiraan oo lama sheegin wax wara oo ka soo cusboonaaday arrintaasi, balse waxa laga cabsi qabaa inay dhacdooyin kale ka soo cusboonaadaan hadaan si dhakhso ah loogu gurman oo loo kala gaadhin si loo hakiyo dhibaatada oo si balaadhatada.
Shaqaaqooyin Markale Ka Soo Cusboonaaday Deegaanka Daroor Oo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 2025 Views
-
Last post by Xamud.
-
- 1 Replies
- 574 Views
-
Last post by vangandi
-
- 0 Replies
- 363 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 5 Replies
- 647 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 445 Views
-
Last post by caburiye1
-
- 12 Replies
- 1767 Views
-
Last post by ina aadan
-
- 17 Replies
- 2942 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 49 Replies
- 4342 Views
-
Last post by AbkoowDhiblaawe
-
- 6 Replies
- 738 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 1 Replies
- 508 Views
-
Last post by Kismaayo21