Ilaa 19 ruux ayaa kugeeriyooday halka 11 kalena ay kaga dhawacmen dagaal ka soconayay mudo sadex casho ah xadka udhaxeya itoobiya iyo Kenya.
Isku dhacan oo udhaxeeya qabaailada kala ah Borana iyo Gabra ayaa kabilowday meel daaqsiimo iyo biyo ku yaala meel aan sidaa loo ilaalin agaarka magaalada Moyale.
Dhinaca Boran ka waxaa waxaa kadhintay Haweenay iyo todobo nin halaka dhinaca Gabraha Laba dumar iyo lix nin ay ka geeriyoodeen.
Waxaa kale oo wrarku kudarayaan in hal Askari oo military iyo mid police ah ay ku dhinteen dagaalka qabaa’il oo bilowday 9 bishan.
Peter Okioma oo ah madaxa dagmada Moyale ee dhanka Kenya ayaa u shee wakaalada wararka ee Reuters in loo aqbalay dadka iyagu wax kunoqday dhacdooyinkaa in la dhigo hosbitaalka magaalada Moyale.
“ waxaan ka cabsi qabnaa in dagaalkani uu kufido gudaha wadanka Kenya maxaayeelay labada dhinac ee is hayaba waxay dagaan labada dhoican ee magaalada oo ukala qaxeenâ€.
Waan waan ayaa ilaa imika socota lagu kala dhexgalayo labada qabiil ee Barna iyo Gabra xalna loogu raadinayo khilaafkooda dheleed ee udhaxeeya.
Somali nomads are not the only ones who’s killing each other
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Salaan_Carabey
- SomaliNetizen

- Posts: 335
- Joined: Fri Feb 09, 2007 10:05 am
- Location: Saaxil bari, Sanaag, Cayn, Sool, Hawd, Togdheer Alxamduliilah.......
Re: Somali nomads are not the only ones who’s killing each other
I hate to break it to you but they are mix of Somalis (Hawiye) and Oromo’s. The place is the disputed land of killil 5 (Somali) and killil 4 (Oromo’s). They mostly adopted Oromo culture and even sometimes Oromo language but ethnic Hawiye.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2031 Views
-
Last post by gegiroor
-
- 20 Replies
- 2920 Views
-
Last post by Bagamundo
-
- 7 Replies
- 878 Views
-
Last post by Methylamine
-
- 19 Replies
- 2955 Views
-
Last post by luis1
-
- 28 Replies
- 2856 Views
-
Last post by Cisse Westlake
-
- 5 Replies
- 894 Views
-
Last post by TheGrumpyGeeljire
-
- 67 Replies
- 5826 Views
-
Last post by Dhaga Bacayl
-
- 17 Replies
- 19212 Views
-
Last post by American-Suufi
-
- 3 Replies
- 699 Views
-
Last post by Machiavelli2
-
- 41 Replies
- 4261 Views
-
Last post by SOM1960