Muqdisho, Arbaco 21 February 2007 Simba Radio
Xildhibaanad Khadiiya Max'ed Diiriye oo kamid ah Xildhibaanada Barlamaanka Federaalka Somalia ayaa waxa ay sheegtay inay si weyn ugu xuntahay weerarada iyo madaafiicda ka dhacay magaalada Muqdisho ee waxyeelada u geysanaya dadweynaha shacabka ah.
Xildhibaanad Khadiiya ayaa sheegtay in dhibaatada ka dhaceysa Muqdisho ay Mas'uul ka yihiin Shacabka iyadoo sabab ugu dhigtay inay gabaad siinayaan kooxaha weerarada ku qaadaya fariisimada Dowlada Federaalka.
"Shacabka waxa ay ka gaabsadee inay iska fogeeyaan kooxaha doonaya inay qalalaasaha ka dhax abuuraan Muqdisho, isla markaana ay u diidaan inay xaafadahooda madaafiic ugu tuuraan Dowlada" ayay tiri Khaliija Max'ed Diiriye.
Dhinaca kale, Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Uxid Faysal Cali Waraabe ayaa ku eedeeyay Madaafiicda Muqdisho ka dhacda ee lagu waxyeeleeyo Shacabka inay Mas'uul ka yihiin Xildhibaanada Barlamaanak Somalia .
Ugu dambeyntii Waraabe ayaa sheegay in Maamulka Somaliland ay aad ugu xunyihiin Madaafiic ay wax yeelada kasoo gaareyso Shacabka Muqdisho, isagoo ugu baaqay dhinacyada dagaalamay inay dagaalka joojiyaan.
--------------------------------------------------------------------------------------------------------------
Who is this b.itch called ''Khadiiya Max'ed Diiriye''
How in the hell can it be the fault of the people of Mogadishu for being indiscriminately shelled by cowards who hide under the TFG banner and their Tigre masters?
She deserves nothing less than to be gang raped and afterwards killed for this statement of hers
Tigre lovers deserve no mercy.

