Cabsi laga qabo in Maxkamadaha Islaamiga ah ay dib u qabsadaan J/Hoose.
Kismaayo - Maamulka Dowladda KMG ah ee ka dhistay Magaalada Kismaayo, ayaa qaboojiyay halista laga qabo in Maxakamadaha islaamiga ah ay halkaasi dib ugu soo laabtaan.
Guddoomiyaha Gobolka Jubbada Hoose, Ilyaas Beddel ayaa sheegaya in aysan suurta gal ahayn in maamulka gobolkaasi uu mar kale dib ugu laabto gacanta maxaakiimta islaamiga ah.
Arrintan ayuu ka sheegay Kulan maanta ka dhacay xarunta maamulka degmada Kismaayo oo ay kasoo qeyb galeen Maamulka gobalka, waaxyada degmada iyo Saraakiisha Booliska, iyadoo kulankaasi uu shir gudoominayay Gudoomiyaha gobalka Jubbada Hoose Ilyaas Badal.
Cabsida ku saabsan in Maxkamadaha Islaamiga ah ay halkaasi dib u qabsadaan ayaa soo baxday kadib markii ay halkaasi isaga baxeen cidiamadii Ethiopian-ka ah taasi muujisay in awoodda maamulka oo yar ay keeni karto Maxkamadaha oo dib usoo laabta.
Cabsi laga qabo in Maxkamadaha Islaamiga ah ay dib u qabsada
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 5 Replies
- 704 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 4 Replies
- 889 Views
-
Last post by Somaliweyn Commando
-
- 4 Replies
- 616 Views
-
Last post by AhmedBoqor
-
- 1 Replies
- 325 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 1 Replies
- 344 Views
-
Last post by gemini07
-
- 0 Replies
- 198 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 16 Replies
- 1106 Views
-
Last post by GENERAL_SNM
-
- 1 Replies
- 359 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by KacdoonSool