Are you not just the comedian.
Where in the World is The Defense Minister
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Ismahan445
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2457
- Joined: Thu Feb 08, 2007 1:54 pm
- Location: Galinsoor
Re: Where in the World is The Defense Minister
[quote="XidigtaJSL"]Is he too Majeerteen? I heard the entire cabinet is from Mudug
[/quote]
Are you not just the comedian.
Are you not just the comedian.
-
Lacageylacag
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2123
- Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
- Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.
Re: Where in the World is The Defense Minister
There are plans to destroy suuq bakaraha.
No one considers you, Abdiwahab as Hawiyeh.
You are a noisy market mad man.
http://www.sirdoon.com/index.php?itemid=74

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
Re: Where in the World is The Defense Minister
[quote="Ismahan445"][quote="XidigtaJSL"]Is he too Majeerteen? I heard the entire cabinet is from Mudug
[/quote]
Are you not just the comedian.[/quote]
I wish I was
Dhanka Ciidammada
1. Wasiirka Gaashaandhigga Barre Aadan Shire (Hiiraale) - Mareexaan
2. Abaanduulaha ciidammada Axmed Mahdi Cabdisalaan – Ogaadeen
3. Taliyaha ciidanka Booliska Cali Madoobe - Mareexaan
4. Taliyaha Ciidammada Cabdullaahi Cali Cumar (Ina libaaxsankataabte) – Majeerteen/Carab Saalax
5. Taliyaha ciidanka Sirdoonka Col Maxamed Darwiish – Majeerteen
6. Taliyaha guutada 1-aad Cabdirisaaq Afguduud – Majeerteen
7. Taliyaha guutada 2-aad Cabdullaahi Fartaag – Mareexaan
8. Taliyaha guutada 3-aad Xiif Cali Taar – Majeerteen
9. Taliyaha guutada 4-aad Col Cabdullaahi Carays – Majeerteen
10. Taliyaha dekedda iyo airport-ka Xamar Laba Xiddigle Joocaar - Majeerteen
Dhanka Madaxtooyada
1. Yuusuf Cumar Al-Azhari, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca siyaasada - Majeerteen
2. Jamaal Cumar, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca sharciga - Majeerteen
3. Yuusuf Cusmaan Baribari, Afhayeenka Madaxweynaha, ahna safiirka Brussels - Majeerteen
4. Cabdirashiid Seed, Ergayga gaarka ah ee Madaxweynaha- Majeerteen
5. Daahir Mire Jibriil, Agaasimaha Madaxtooyada - Majeerteen
6. Cabdirisaaq Axmed Cali, Agaasime ku xigeenka Madaxtooyada - Majeerteen
7. Axmed Yuusuf, Xoghaynta gaarka ah ee Madaxweynaha - Majeerteen
8. Cabdullaahi Dheere, Madaxa ilaalada Madaxweynaha - Majeerteen
9. Cali Jiis, Waardiyaha gaarka ah ee Madaxweynaha - Majeerteen
10. Axmed Cabdullaahi Yuusuf, wiilka Madaxweynaha, ahna qasnajiga Madaxtooyada - Majeerteen
11. Yuusuf Weyrax, La Taliyaha Madaxweynaha dhinaca Dhaqaalaha - Majeerteen
12. Xasan Cali Yuusuf, Madaxa borotokoolka Madaxweynaha - Majeerteen
13. Hibo Maxamed Cilmi, La Taliyaha Madaxweynaha ee dhinaca xiriirka bulshada - Majeerteen
14. Agaasimaha Madaxtooyada Baydhabo - Xuseen Cali Seelaan - Majeerteen
15. Xoghaynta Gaarka ee Madaxweynaha - C/risaaq Durqun - Majeerteen
Haddaba, waxaa muuqata in dowladda Cabdullaahi Yuusuf aysan xitaa ahayn dowlad qabiil ee ay tahay dowlad qoys iyo mid jufo. Sidaa awgeed, ma ahan mid qaadan karta term-ka ‘dowlad’ ee waa jabhad lagu dhisay qaab xaaraan ah, Soomaaliduna waxay tiraahdaa “Hal xaaraan ah, Nirig xalaal ah ma dhasho.’
Tixraac (References)
1. Somalia: From Dawn to Civilization to Modern Times by Mohamed Farah Aidid and Dr Satya Pal Ruhela.
2. Somalia: Nation in Search of a State by David Laitin and Said S. Samatar.
3. Whatever Happened to Somalia by John Drysdale.
4. http://en.wikipedia.org/wiki/Abdullahi_Yusuf_Ahmed
Waxaa Qoray: Maxamed Xaaji (Ingiriis)
ingiriis@yahoo.com

- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Where in the World is The Defense Minister
abdi-hutu caqli xumidaa salaad cali jeele is a mouth-peice just like hussein aydiid, thats what happens when you have weak character, you get ordered, who can go to barre and tell him to tire himself out where none is happeneing, he only cares about kismaayo
Abdi-hutu he just ordered all his juniors in kismaayo today includin afgaduud
Kismaayo: Wasiirka gaashaan dhigga ee dawladda Soomaaliya oo digreeto ka soo saaray magaalada Baydhabo.
12. Mar, 2007
APL
Kismaayo (AllPuntland)- Wasiirka gaashaan dhigga ee dawladda Soomaaliya Col. Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale) ayaa digreeto uu ka soo saaray magaalada Baydhabo waxa uu ku amray saraakiisha ciidamada dawladda Soomaaliya ee gobolada Jubooyinka in ay ballaariyaan hawl gallada ay ka wadaan gobolka.
Digreetadani oo si toos ah ugu socotay madaxda hogaamisa ciidamada dawaldda Soomaliya ee ku sugan gobolada Jubooyinka, oo nuqul ka mid ahna uu soo gaaray AllPuntland ayaa waxaa lagu amarayay ciidamadu in ay sameeyaan hawlo dhanka nabad galyada ah.
Waxaa lagu amrayay in ay ciidamadu bilaabaan hawl gallo ay ka sameeyaan deegaanada Badhaadhe, Dhoobleey, Jilib iyo Birta dheer oo loo arkay in ay tahay meelo muhiin u ah adkaynta amaanka gobolka.
Col. C/risaaq Afguduud oo ka mid ah saraakiisha ciidamada dawladda Soomaaliya oo wax laga waydiiyay sida ay hawlahaasi u fulinayaan ayaa waxa uu shaaca ka qaaday in haatanba ay ciidamadu bilaabeen in ay u amababaxaan deegaanadii lagu amray in ay ka hawl galaan.
Waa markii ugu horaysay oo uu wasiirka gaashaan dhigga ee dawladda Soomaaliya uu soo saaro digreeto noocaasi oo kale ah tan iyo markii ay dawladda Soomaaliya la wareegtay gobolka Jubada Hoose.
Mahad Jama Koronto
AllPuntland

- zulaika
- SomaliNet Super

- Posts: 9569
- Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
- Location: more money...more problems solved!!
Re: Where in the World is The Defense Minister
where in the world is.....Carmen San Diego!!
man i loved that show.
man i loved that show.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Where in the World is The Defense Minister
Zulaika,
Did play the game that was on the Apple Computers in the 80s

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 927 Views
-
Last post by Samatr
-
- 0 Replies
- 701 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 1322 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 58 Replies
- 4988 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 18 Replies
- 2263 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 5 Replies
- 654 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 3 Replies
- 776 Views
-
Last post by Daanyeer