Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by Hiiraan boy »

Dhagaxtuur oo beeniyay weerarkii Guriga Dr. Culusow iyo C/laahi Yuusuf oo lagu eedeeyay weerarkaasi


Mogadishu 20, March.07 ( Sh.M.Network) Max'ed Cismaan Dhagaxtuur ayaa beeniyay in ciidamo uu wato ay weerar ku qaadeen guriga Siyaasiga Dr. Culusow, iyadoo Mas'uuliyiin u hadashay Beesha Ceyr ay weerarkaasi ku eedeeyeen Madaxaweynaha Dowladda KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed, xilli halkaasi ay ku shirsanaayeen xubno ka mid ah beesha Ceyr.
Dr. Culusow, C/laahi Yuusuf iyo Dhagaxtuur

Max'ed Cismaan Cali Dhagaxtuur oo sheegtay in uu yahay K/xigeenka dhinaca arimaha bulshada iyo waliba K/simaha dhinaca amaanka iyo siyaasadda ayaa gaashaanka ku dhuftey wararka sheegaya in ciidamo boolis ah uu hogaaminayay ay weerar ku qaadeen guriga Dr. Culusow, waxa uuna sheegay in ujeedka ciidamada uu hogaaminayay ay aheyd in ay kala eryaan kooxo ay warkooda ay heleen in hoobiyeyaal ay ka ridaan agagaarka Stadio Muqdisho, kooxahaasi oo doonayay in ay la beegsadaan xarumaha dowladda iyo ilaha dhaqaalaha dalka.

Waxa uu intaasi ku daray in Dr. Culusow uu yahay nin Saaxiibkiis ah isla markaana uu jecel yahay, ayna suurto gal aheyn in wax weerar ah uu ku qaado gurigiisa.

" Anagoo mareyno agagaarka Stadio Muqdisho ayaa rasaas xoogan ay nagu soo fureen kooxo halkaasi ku sugnaa" ayuu yiri Dhagaxtuur oo sheegay in agagaarka Isbartiibada aanu ogeyn in uu ku yaalo guriga Dr. Culusow.

Laakiin Mas'uul u hadlay xubniha beesha Ceyr ee halkaasi ku shirey ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Somalia C/laahi Yuusuf Axmed in uu ka dambeeyay weerarkii lagu qaaday Guriga Dr. Culusow.

Ugaas Cabdi Daahir oo ka mid ahaa waxgaradkii kulankaasi ka qeybgalay ayaa si kulul ugu weeraray Madaxweynaha dowladdda KMG ah in uu soo qorsheeyay weerakaasi.

Kulankaan oo ahaa mid ay goobjoog ka ahaayeen siyaasiyiin uu ka mid yahay Madaxweynihii dowladii Carte lagu soo dhisay Dr. C/qaasim Salaad Xasan iyo xubno kale ayaa looga hadlayay arimo u gaar ah beesha Ceyr, iyadoo weerarkaasi aanu saameyn ku yeelan kulankaasi oo ka sii socday halkaasi.

Sidoo kale saraakiil iyo aqoonyahano ka hadlay kulankaasi ayaa sheegay in aanu u dul qaadan doonin gabood falada loo geysanaya beesha, oo ay ka dhiidhin doonaan.

Iska horimaadka dhex maray ciidamada uu watay Dhagaxtuur iyo kuwa ilaalada ka ahaa guriga Dr. Culusow ayaa waxa ay geysatay 8 ruux oo dhaawac ah.
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by Unclebin- »

What is the motherfukka going to do? Laughing
User avatar
Karbaash_killa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3672
Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
Location: Wisil, Galmudug State of Somalia

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by Karbaash_killa »

your enjoying this arent you.. Shocked
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by Unclebin- »

Enjoying what? Laughing Laughing
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

the ethiopians took over somalia not ina yey Laughing Laughing
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by AbdiWahab252 »

KK,

The ironic thing is that Culusow was supposed to be the UIC candidate for PM under a deal with Afbiijo.

The Cayr snuck off to meet Afbiijo in Kenya and promised to bring him to Xamar if he made Culusow PM. No mention of the "Wadaad Istruggle"
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by eyes-only »

Abdi, that had nothing to do with the UIC. Culusow's crew did that before the UIC...and they promised Ghedi not Yusuf from what I heard.

It is sad, funny and surprising that Yusuf the TFG felt the need to wage an attack like that but it shows the threat they must feel from that clan. I don't feel sorry for Culusow, the idiot was among I think about 5people who welcome the TFG and were campaigning for people to support the traitors. He is now trying to gain support from his people and this attack on the clan elders may have done him a favour.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by AbdiWahab252 »

Eyes,

I heard CabdiAboor Salat Hassan was there.

That guy is responsible for dismantling the HG Empire.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by eyes-only »

Abdi, that is very unlikely since that crew is the one that was against his government. The HG empire as you call it was dismantled by sacad when they killed Ceydiid for some traitor.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by AbdiWahab252 »

Eyes,

Are u sure about that ? Wasn't there a cohesive HG control over Konfuurta until the UIC mambo jambo ? Where is Kismayo, Marka, Barawe, Belet Weyne, Xamar ?
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by eyes-only »

Abdi, konfurta was for everyone.....there was no single clan control. The clan thing was dead.

The only thing the UIC did was to create a sense of Somalism which will make it difficult for people to revert to clanism. But the presence of Puntland forces and the attacks are rekindling the old feuds which should be something to fight. Once this clan war starts it will be back to square one and we don't want that.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by DawladSade »

I feel bad for Cayr wallahi, no wonder most of them are running to Gedo to be saved by Mareexaan. Sad
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by eyes-only »

[quote="DawladSade"]I feel bad for Cayr wallahi, no wonder most of them are running to Gedo to be saved by Mareexaan. Sad[/quote]

lol waa iga qosolsiisay walaahi

most of them aa? Ya kugusheekeeyay sidaa? Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by DawladSade »

[quote="eyes-only"][quote="DawladSade"]I feel bad for Cayr wallahi, no wonder most of them are running to Gedo to be saved by Mareexaan. Sad[/quote]

lol waa iga qosolsiisay walaahi

most of them aa? Ya kugusheekeeyay sidaa? Laughing[/quote]


Eyes_Cayr, yesterday I posted a topic about heavy fleeing to Gedo. My abti in Beled-Xaawo told me for every Mareexaan from Xamar coming back to Gedo for safety they have 10 fleeing Cayr families with them. He said besides the mortar attacks, it is the nightime kidnapping and death squads in their neighborhoods they are running from. Sad
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Abdulahi Yusuf accused of attacking house of Ceyr leader

Post by eyes-only »

lol Sade

Walaal, stop lying. No one is fleeing to Gedo. I doubt even Mareexaan are fleeing to Gedo. The place always gets invaded by Xabasho, why would anyone go there. Coming back to the ceyr, my aunt told be a few ceyr families in her neighbourhood left, but they only fled to another part of Muqdisho. There may have been some that went to lower shabelle and Hiiraan but no one went to Gedo...

Btw, why are mareexaan fleeing?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”