Argagixiso yaa ahoo… Ameeriko u aqoonsadeen
Axkaamu-diin intii ogolaa… Ameerika u aqoonsadeen
Ma arkin axad gaal ahoo… argagixiso loo yaqaan
Argagixiso yaa ahoo… ALLAAH ka doortay reer Ibliis
Waxay Ameerika eryataa… argagixiso loo arkaa
Adeecida Ameerikaan… ma ogola alliyo rasuul
Alliyo rasuul awaamirtood… Amerikaan ma aqbalaan
Asleynkiyo ijmaaciyaa… argagixiso loo arkaa
Ma intii islaam sheegataa… ku eedoobay Alliyo rasuul
Ma’aha waa u dhow yiihiin… waa intii aaminsan jihad
Ma aayadaa la inkiraa.. ma wey acdaa islaam aheyn
Ama inkir ama ogolaaw… argagixiso waa islaam
Oda-Salaad ma aqbalaa… irhaabi wa ameerikaan
Erey bixin ameerikaan..Oda-Salaad ka aalimaa
Oda-Salaad ameerikaan… inuu u jiibiyaan arkaa
Hal axad gaala yaa arkoo… argagaxiso loo yaqaan
Erey bixin ameerikoo…Islaam gumaad ahaan arkaa
Azhariyo Oda-Salaad…ahal qabta ma loo arkaa
Unuku waaba ahbinoo… ayaamow naga aamusnaay
La arkimaa ahal qabtee…ku ashtakeeya Eebaheey
Erey islaam gumaad ahoow… Oda-Salaad u jiibihaa
Anaa’u ley intow kacdiin… ancaamiyo maa ku akhrisiin
Akhwaanku asma mow yaqaan…Oda-Salaad ha aadiyaan
Azhariyo adooga weyn.. ayagu ma dhal awliyaa?
Iyagu aarsiyey rabaan… Oda Salaadse waa adeeg
Ma ogoshahay owliyoo…Aw-Saalax ma ku aadinaa
ALLAAH adoon la tuugi maa…Ahlu qabuurna aadimaa
Hadaad inkirtay Aw-fulaan…adaaba argagixisaa
Ana ALLAAH igu ogaaw…adna ahlu qubuurka aad
GOOBTII 2-AAD
Ma Dowlo diin ka roorahoo…tigreeda doorataan dumeyn
Salaadaa dunshay dowladaan…dadkiina waa ku sii diraa
Asalna waa daciifsaneyd…haddana wowga sii dareen
Magacii dowlo waa dileen…dantoodu Doolarkey eheed
Waa diidnay dowladaan aqoon… ma daahdoo wa dabeyl xagaay
Duqa hogaansha dowladaan…dad dilya diin la’aan u sheeg
Abwaan Bacadle oo aad uga barateen ayaa todobaadka soo socda balan qaadaya inuu aqistayaasha u soo gudbnin doono gabay aad u xiise badan oo la magac baxay ( TARIIN HAAN SHIDAAL JIIRAY WAA HOLAC MA SEEGAANE, HAWO MALE KU MEEL GAAR HAWIYE KA HORYIMADEENE) kaasoo ka hadlaya marxalada uu hadda dalku marayo
http://www.dayniile.com/maarso/24maarso5.htm
Ma arkin Axad Gaal ahoo… argagixiso loo arkaa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ma arkin Axad Gaal ahoo… argagixiso loo arkaa
Stop the calaacal TFG armies will bomb your people back to the stone age
Re: Ma arkin Axad Gaal ahoo… argagixiso loo arkaa
You mean the Ethiopian and Ugandan armies! lol
Ala maxeey Somali is ceebeeyeen.
Ala maxeey Somali is ceebeeyeen.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 298 Views
-
Last post by Advo
-
- 137 Replies
- 10194 Views
-
Last post by Twisted_Logic
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by Meyle
-
- 13 Replies
- 1363 Views
-
Last post by salool
-
- 4 Replies
- 511 Views
-
Last post by PragmaticGal
-
- 16 Replies
- 2223 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 10308 Views
-
Last post by watchmenow
-
- 2 Replies
- 538 Views
-
Last post by Arabmann
-
- 0 Replies
- 212 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by AbduQadir