Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Post by Hiiraan boy »

Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo madaxda sare ee dowladda

Wasiirka arrimaha dibedda dowladda federaalka Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa ayaa
markii ugu horeysay la sheegay inuu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo madaxda
ugu sareysa dowladda, gaar ahaana madaxweynaha iyo ra’iisal wasaaraha.

Khilaafkan ayay sheegayaan wararka laga helayo magaalada Baydhabo inuu ka dambeeyey
kadib markii uu ka biyo diiday Mr. Buubaa magacaabida safiiro uu ka biyo diiday iyo arrimo dhaqaale, wuxuuna khilaafku halkii ugu sareysay gaaray 20-kii bishan March kadib markii Mr. Buubaa laga hor istaagay diyaarad Baydhabo ka qaadi laheyd oo isagoo garoonka dhex taagan ay ka tagtay diyaaradii.

Wasiirka arrimaha dibedda xukuumadda oo lagu tilmaamo wasiirkauguhowl karsan uguna
shaqada badan ayaa hadda ku sugan magaalada Baydhabo tan iyo intii uu khilaafku soo
kala dhex galay, waxaana lgacabsi qabaa in xilkaba laga qaado.

Sidoo kale, Mr. Buubaa ayaysan isku wanaagsan madaxweyne C/llaahi Yuusuf, waxaana
ugu biiray khilaafka isaga iyo Cali Geeddi ka dhex qarxay, sidoo kalena kama
tirsaneyn xubnihii SRRC-da ee sida gaarka ah ugu xirnaa Itoobiya.

Garaad Salaad Xirsi
garaadcadde@hotmail.com

Ceelbuur Net
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Post by Sakhraan »

AAN ISLAANTA WASEEY DAAHA II XIDHA.


SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Post by eyes-only »

Sakhraan = Buubaa
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Post by Ina Baxar »

Hargeysa iskaga noqo Mr Buuba , wax marka hore kuu geeyay CY baanu ka yaabnay Laughing
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Post by Ina Baxar »

Warar lagu kalsoon yahay oo aanu ka helnay safaarada Soomaalidu ku leedahay dalka Kenya, ayaa sheegaya in wasiirka arrimaha dibedda xukuumada federaalka Ismaaciil Max’uud Hurre (Buubaa) oo shalay galab soo gaaray magaalada Nairobi, in uu saaka gaarsiiyey wasaarada arrimaha dibedda Kenya qoraal uu dowladda Kenya uga codsanayo in albaabada la isugu dhufto safaarada Soomaalida ee dalka Kenya, wuxuuna qoraalkiisa ku xusay in wasaarada arrimaha dibedda ee uu madaxda u yahay aaney waxba kala socon howlaha safaarada, waxeyna arrintaasi keentay in wasaarada arrimaha dibedda Kenya ay qoraal u soo dirto safaarada Soomaalida, kana codsado in howlahooda ay si KMG ah u joojiyaan.


Go’aanka wasiirka arrimaha dibedda Ismaaciil Buubaa ayaa u muuqda in uu yahay mid isaga u gaar ah, isla markaana uu uga jawaabayo khilaaf muddooyinkan kala dhexeeyey ra’isul wasaare Cali Max’ed Geeddi oo sababay in wasiirka laga hor istaago in uu ka qeybgalo kulankii gogol xaarka ahaa ee wasiirada arrimaha dibedda dalalka J/Carabta ay ku yeelanayeen magaalada Riyad, kulankaasoo ahaa mid lagu diyaarinayey ajendayaasha ay shirkaas uga hadli lahaayeen madaxweynayaasha dalalka J/Carabta.


Wasiirka ayey wararku sheegayaan in uu ku wargeliyey wasaarada arrimaha dibedda Kenya in uu soo magacaabayo mas’uul sii haya xilka safaarada, waxaana magaalada Nairobi ka soconaya dedaalo ay wadaan xubno ka tirsan dowladda federaalka oo ka dhaadhicinaya wasiirka in uu ka laabto go’aankiisa, waxeyna xubnahani u sheegeen wasiirka in magacaabista safiirka Kenya u fadhiya dowladda federaalka ay aheyd mid ay soo ansixiyeen golaha wasiirada, isla markaana safiirku uu xilkiis ku wayn karo sida dastuurka qabo haddii ay u codeeyeen golaha wasiirada.


Safiirka Max’ed Cali (Ameeriko) oo dhowaan si rasmi ah xilkaasi loogu magacaabay ayey Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya aad u soo dhoweeyeen waxqabadkiisa, waxeyna ku tilmaameen in uu yahay siyaasi u bisil in uu wax weyn u qabto Soomaalida ku dhibaateysan dalka Kenya.

Xafiiska, Muqdisho, Somalia
******************************************************
they didn't trust the guy, Geedi went there instead.
Good job Buuba, hindering acts like that baa laga rabaa Laughing
Unclebin-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5303
Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity

Re: Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Post by Unclebin- »

Buuba is a good Mj puppet....Ahemmmm I meant isaaq man. Laughing
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Post by Sadaam_Mariixmaan »

when Isaaq men became bytchs of the bytchs? Shocked Shocked Laughing Laughing Laughing Laughing

waryaa Adeer Tigre ceeb Jecal

it is the OTHER WAY around

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
User avatar
Sakhraan
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3346
Joined: Tue May 23, 2006 7:14 am
Location: Hornyville.

Re: Ismaaciil Buubaa oo Baydhabo ugu haray khilaaf soo kala dhex

Post by Sakhraan »

AAN BUUBA WASEE DAAHA II XIDHA.



SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”