Maleeshiyaadkii Laga Keenay Gob. Gedo Oo Bilabay Inay Baxsad

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Maleeshiyaadkii Laga Keenay Gob. Gedo Oo Bilabay Inay Baxsad

Post by Hiiraan boy »

Wararka nagasoo gaaray Muqdisho ayaa sheegaya in maleeshiyadkii laga keenay gobolka Gedo ay bilaabeen inay ka baxsadaan dowladda Embagathi. Maleeshiyadan ayaa ka faa'idaysanaysa baaqii nabada ahaa ee odayaasha Muqdisho ay u jeediyeen, maleeshiyaadka in la magan galin doono, isla markaana la siin doono jiscin ay ku aadaan meeshii ay doonaan, hadii ay kasoo tagaan Col. C/lahi Yusuf.

Gudigii odayaasha Muqdisho ay u saareen inay soo dhaweeyaan maleeshiyaadka qabaa'isha ayaa ku guulaystay inay magan galiyaan maleeshiyo fara badan oo kasoo goosatay dhanka Embagathi. Ilaa dhowr boqol ayay dhan yihiin maleeshiyadka hubkoodi iibiyay oo isku dhiibay odayaasha Muqdisho ama magaalada dhinac ka galay. Sicirka hubka ee Muqdisho ayaa aad u dhacay kadib markii maleeshiyo fara badan ay iska iibiyeen hubkooda. Col. C/lahi Yusuf oo ku fashilmay qorshihii uu u bixiyay "Sifeynta Muqdisho" ayaa hada bilaabay inuu la shiro dadka uu is lee yahay waad wadan kartaa.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Maleeshiyaadkii Laga Keenay Gob. Gedo Oo Bilabay Inay Baxsad

Post by sadeboi »

Laughing Laughing Laughing Laughing

Cidamada Gedo waxey jogaan magalada madaxda Jubbaland ee Kismayo, hadi eyna jogineh waxey jogaan Baidoa, Muqdishoneh ma joogaan,.....tan kale Laughing Laughing Laughing ninke ba hubkiisa u dhiibalaha hawiye moryaans??
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”