Ayaan Xirsi Cali Waa Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah oo Ilaaheey Inkiray, Diinka Islaamka iyo Rasuulka CSWna Si Anshax xumo ah oo ay Gaaladu xitaa la yaabtay u aflagaaddeysay.
Ayaan waxay wax ka sameysay Filimkii Submission oo laga yaabo in Soomaalidu dhamaanteed ay aragtay ama maqashay oo Qur'aanka Kariimka ah Haweeneyda Qaawan Dusheeda lagu qoray.
Haddaba Qormadeenna waxan maanta ku eegeynaa 5 Waxyaabood oo ay isaga mid yihiin Ayaan iyo Adeerkeed Cabdullaahi.
1) Ayaan sidaan sheegnay waxay noqotay Qofkii ugu horreeyey ee Soomaali ah oo Diinka Aflagaadeeyey iyo Rasuulka CSW.
Adeerkeed Cabdullaahina wuxuu noqday Calooshiis u shaqeystihii ugu horreeyey ee Taariikhda Soomaaliya Qarniyaad dib u celiyey oo Caasimadda keeney Cadawgii Ummadda Soomaaliyeed Gumeysina hadda koow Geliyey Ummadda Soomaaliyeed oo Xornimadeedu ay Qaali ugu fadhiday.
2) Ayaan Gaalada ayey aad u jeceshahay oo wax walba waxay ka hormarisaa Qancinta Gaalada oo Xitaa ay Diinta uga baxday Gaalo jaceyl.
Adeerkeed Cabdullaahina sidoo kale Gaalada jaceylkooda waxay gaarsiisay inuu Waddankii dhamaa ee Soomaaliyeed uu Gacanta u galiyey Gaalada, weliba kuwoodii ugu liitay.
3) Isku beel beey kasoo jeedaan labaduba oo dhankaasna weey iska leeyihiin.
4) Faanka wixii in laga faano ay ahayd oo ay ku faanaan iyo Caan ineey noqdaan oo ay aad u jecel yihiin labaduba.
5) Labaduba waxay u haystaan Beesha ay ka dhasheen ineey Soomaali ugu Caqli badan tahay, ugu Aqoon badan tahay, uguna Ilbaxsan tahay.
Ayaan Xirsi iyo Adeerkeed markaan arko ama maqlo baan aad uga xishoodaa inaan sheegto Magaca Soomaali, Runtii waan isku qajilaa oon ka yaxyaxaa, Marna aad baan ugu naxaa oo waxaan is tusaa Masaakiimadan Halaagga ku sugan oo Sheeydaanku intuu Qaalibka ka noqday Adduunyadiina ku cariiriyey Aakhirona Jahannamo u wado, markaas baan Calool xumaadaa oon ilaaheeygii kuwaas oo kale aan iga dhigin Diinkeeygii aan iga Fidneynin Damiirkeygii aan iga luminin Dadkeygiina aan igu dirin aan u mahadceliyaa.
http://www.hillaac.net/news.php?readmore=294
Ayaan Hersi iyo Adeerkeed C/lahi Yusuf
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Ayaan Hersi iyo Adeerkeed C/lahi Yusuf
very cheap.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 259 Views
-
Last post by samadoon-waaxid
-
- 20 Replies
- 1330 Views
-
Last post by dhuusa_deer
-
- 41 Replies
- 1894 Views
-
Last post by toby
-
- 4 Replies
- 749 Views
-
Last post by Hidden_Treasure
-
- 5 Replies
- 580 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 5 Replies
- 508 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 1 Replies
- 473 Views
-
Last post by Zizzz
-
- 3 Replies
- 364 Views
-
Last post by COSTA