Goodnews For Somaliland Hawiye clan elders want to recognise

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Goodnews For Somaliland Hawiye clan elders want to recognise

Post by COSTA »

But the bad news is they cant protect their own asses today Laughing

WAAGA CUSUB WAA FUNNY WAXEEY RABAAN ISKA SOO QORAAN DAAHIR WAXAA U MALEENA XASHIISHADUU CABAA Laughing

Xaafada ka mida Magaalada Muqdisho ayaa laga taagay calanka Jamhuuriyada Somaliland iyadoo sidoo kalana mehradaha ganacsiga Muqdisho qaarkood lagu dhejiyay sawirka Madaxweynaha Somaliland Dahir Reyaale Kaahin.

Siyaasiga Hawiye Cabdilahi Sheekh Xasan ayaa amaan balaaran u jeediyay Shacabka iyo Xisbiyadda Somaliland,wuxuuna sheegay in beelweynta Hawiye u hayaan abaal aan la iloobi Karin,uuna ku faraxsan yahay in manta Muqdisho uu ku arko calanka Somaliland oo ka dul ba’banaya.

“ Beesha Hawiye waxay beesha Caalamka ugu baaqee in la aqoonsado Jamhuuriyadda Somaliland,mida ku saabsan calanka gurigeeyga suran waligii ayuu surnaa,waana xusnaa runtii maalintii ay gooni isu taagtay Somaliland,cidii calankeeda ka soo horjeedana waxaanu leenahay KA NAX OO NAFTA WAAY,beelweynta Hawiye waxay Somaliland u aqoonsan tahay Jamhuuriyad mana aqbali karto shalay xasuuqay Siyaad Barre,maantana uu Xasuuqo Cabdilahi Yusuf”sidaas waxaa yiri Hogaamiye Bashiir Raage Shiiraar oo u waramayay Waagacusub isagoo socdaal hoowleed ku maraya dalka koofur Afrika.

“ Somaliland waa dowlad aanu jaarnahay iyo dad aan walaala nahay sidaas ayaana u sababa inaan calanka Somalia iyo Somaliland is dhinac surno,waa dhab in reer koofureedka gaar ahaan beesha Hawiye hagratay Shacabka reer Somaliland laakiin jacaylka iyo kalsoonida ay noo hayaan walaalaheena Somaliland waxaa marqaati noogu filan sida qiimaha badan ee ay u qaabileen wiilashii laga celiyay Madaarka Gaalkacyo oo degaankoodii ah” ayay tiri Xalimo Sebriye oo ah hooyo aan wax ka waydiinay sababaha ay gurigeeda u dulsurtay calanka Somaliland

tilaabada dadka reer Muqdisho ay calamada ku suranayaan guryahooda ayaa ku began xilli odayaasha Hawiye guddi gaara u magacaabeen sameynta Puraposal ku socda beesha Caalamka oo ay ku dalbanayaan inaysan wax ka qabin in la aqoonsado dalka Somaliland.

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horeysay ee taariikhda tan iyo markii Somaliland gooni isu taagtay lagu arko Muqdisho xaafado uu ka dul lalmanayo Calanka Somaliland
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Goodnews For Somaliland Hawiye clan elders want to recognise

Post by LiQaaye_TDH »

You dum fukk, we already got that thread in the general....
qardasay
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 745
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm

Re: Goodnews For Somaliland Hawiye clan elders want to recognise

Post by qardasay »

Ciilmiile Your days are numbered in Somalia Laughing Laughing

Hargaysa ayaa lagaa xukumayaa. you guys supported the the genocide in mugadishu
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”