Maxaa Ka Jira In Col. Cabdi Qaybdid Uu U Xiran Yahay Col. C/lahi.
Warar isa soo taraya oo ka imaanay Somaliya ayaa sheegaya in Col. C/lahi Yusuf uu u sheegay ciidamada Tigreega in Col. Cabdi Qaybdid uu qatar ku yahay howl galada lagu sifaynayo Muqdisho, ayna lagama maarmaan tahay in meel lagu xiro inta uu howl galkaasi ka dhamaanayo. Ciidamada Tigreega oo beryahan dambe u dhaga nugul talooyinka Col. C/lahi ayaan la ogayn halka ay geeyeen Cabdi Qaybdid, waxana la isku hayaa inuu ku xiran yahay Villa Somaliya iyo inay geeyeen Baydhabo.
Dad badan oo telefon kula xiriiri jiray Col. Qaybdid ayaan beryahan helin warkiisa, mana garan karaan halka uu ku sugan yahay. Dhanka kale waxa lasoo sheegayaa in saldhigii Col. Cabdi Qaybdid iyo Cismaan Caato halka loo yaqaan dagaanka Cakaaro ay la wareegeen maleeshiyaad ka soo jeeda Puntland iyo kuwo taageersan Prof. Cali Max'ed Geedi. Inta u dhaxaysa No 4 ilaa koontaroolkii hore ee Afgooye iyo 6 Biyaano ayaa waxa soo buuxiyay maleeshiyaadka Puntland waxana halkaas isaga baxay maleeshiyaadkii taageersanaa labadaas mas'uul ee kor aan kusoo sheegnay. Col. Cabdi Qaybdid iyo Xil. Xuseen Caydid ayaa si kal iyo laab ah usoo dhaweeyay Tigreega iyo Col. C/lahi markii ay soo galeen Muqdisho, waxayna taageerayaashoda u sheegeen in si hagar la'aan ah ay ula shaqeeyaan. Inkastoo ay hada is badaleen labadaan mas'uul hadana lama garan karo inta ay gaarsiisan tahay isabadalkooda, waxana dhici karta inay dib ugu laabtaan Col. C/lahi haddii uu siiyo jagooyin sar sare.
.
Posted by: wadanka on Friday, April 06, 2007 - 08:48 PM
Korneyl Cabdi qaybdiid oo ku dhawaaqay in Salaad Cali Jeelle
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Korneyl Cabdi qaybdiid oo ku dhawaaqay in Salaad Cali Jeelle
I think this side is moving too fast with the plan. The other side is not going to do their part and they will be losing on both ends. They have failed to recognise that the people have changed, they will not succeed on their mission.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Korneyl Cabdi qaybdiid oo ku dhawaaqay in Salaad Cali Jeelle
Eyes
You are so naive.

You are so naive.
Re: Korneyl Cabdi qaybdiid oo ku dhawaaqay in Salaad Cali Jeelle
[quote="AbdiWahab252"]Eyes
You are so naive.[/quote]
You know the plan I'm referring to?
Some people never learn from history.
What Jeele was saying is bs, the plan is too old. The people are different.

You are so naive.[/quote]
You know the plan I'm referring to?
Some people never learn from history.
What Jeele was saying is bs, the plan is too old. The people are different.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 940 Views
-
Last post by BigBreak
-
- 10 Replies
- 892 Views
-
Last post by Togdeer
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 454 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 528 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 21 Replies
- 7237 Views
-
Last post by Somaliman50
-
- 19 Replies
- 1158 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 19 Replies
- 151 Views
-
Last post by xoogSADE14