Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Saraakiisha Ciidamada Ethiopia ay diyaariyeen dagaal balaaran oo ay ku doonayaan iney ku qabsadaan Koonfurta magaalada, waxeyna ka codsadeen Odaayaasha Dhaqanka ee Beelaha Mudulood iney soo diyaariyaan maleeshiyaad kala qeyb gala dagaalada qorsheysan oo ay ku doonayaan iney ku hantaan degaanada ka tirsan Koonfurta caasimada Muqdisho, waxeyna sidoo kale ka codsadeen in fariisimo laga siiyo degaanada waqooyiga Muqdisho, si ay bar dagaal gelin oo KMG ah uga dhigtaan...
Wararka ayaa sheegaya in odaaysha Mudulood qaarkood ay u ogolaadeen iney ciidamada Ethiopia degaan Dugsiga sare ee Maxamuud Axmed Cali oo u dhexeeya isgoysyada Fagax iyo Sanca, waxaana la sheegay iney dugsigaasi fariisin ka dhigteen ciidamo Ethiopian ah oo ku hubeysan ilaa 30 gaadiidka dagaalka, 5 Tangi iyo Madaafiica goobta. Ciidamadaan ayaa la sheegya iney u xil saaran yihiin iney qabtaan Hotelka Ramadaan, isgoyska Ex Controlka Balcad iyo Warshada Baastada, sidoo kale waxey aad u xoojiyeen ciidamadii ka joogay dhamaan aagaga la isku horfadhiyo iyagoo ku xoojiyay Ciidan iyo Gaadiid dagaal oo dhawaan soo gaaray. Wararka ayaa sheegaya in Saraakiisha Ethiopia ay u qabteen odayaasha Dhaqanka ugu dambeyn ilaa Khamiista iney jawaab ku keenaan, waxaana la filayaa in wixii markaasi ka dambeeya ay diyaar u yihiin Ciidamada Ethiopia iney duulaan balaaran ku qaadaan dhamaan aagaga la isku horfadhiyo. Dhanka kale kooxaha kacdoonka ayaa iyaguna ku jira diyaar garow dagaal waxeyna inta badan wadooyinka soo gala goobaha la isku horfadhiyo ay ku gooyeen caro kaawooyin iyo dhufeysyo.
Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaaya Dagaal...
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaaya Dagaal...
Insha Allah the Ethiopians will be defeated. May Allah give us the upper hand.
- zulaika
- SomaliNet Super

- Posts: 9569
- Joined: Wed Aug 06, 2003 7:00 pm
- Location: more money...more problems solved!!
Re: Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaaya Dagaal...
and this time yaana xabashida laga aqbalin ceasefire. walle injireey qiyaana bay meel so dhigatey. xilina ceasefire bay u qayladhaaminayaan, bacdan kolkeey nastaan bay hadana dagaal soo abaabulayaan. cajiib.
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: Ciidamada Ethiopia Oo Isku Diyaarinaaya Dagaal...
^^Zuleka waxaa baqaa kuwa carada ku daba dhuunta
viva Ethiopia and this time finnish the job for once and all
mujaahidiinta HG take one way ticket to the graves:lol:
viva Ethiopia and this time finnish the job for once and all
mujaahidiinta HG take one way ticket to the graves:lol:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 457 Views
-
Last post by zulaika
-
- 1 Replies
- 568 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 1 Replies
- 526 Views
-
Last post by Murax
-
- 12 Replies
- 1239 Views
-
Last post by muktaar
-
- 2 Replies
- 808 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 3 Replies
- 576 Views
-
Last post by Twist
-
- 7 Replies
- 1724 Views
-
Last post by DropkickMurphy
-
- 0 Replies
- 530 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 532 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier