Israsaaseyn iyo Tacshiirad xoogan Oo Ka Socota Degaano Ka Tirsan Magaalada Muqdisho
Apr 10,2007
by Muqdisho-GEDO-NN
Israsaaseyn xoogan oo la isku adeegsaday hubka madaafiicda ayaa mar kale dib uga qarxay qeybo ka mid ah degaanadii ay maalmahii dhoweyd ay dagalaadu ka dhaceen ee magaalada Muqdisho. Degaanada ay rasaasta madaafiicda si weyn looga maqlayo ayaa waxaa ka mid ah xaafadaha u dhow dhow Xarunta Xisbiga iyo Istaadiyo Muqdisho ee marta wadada Jeneral Daaud iyo xaafadda Xamar Bile.
Sawaxanka madaafiicda oo ayaamahan ay magaalada Muqdisho ka raysatay ayaa caawa siweyn looga maqlayaa, iyada oo ilaa iyo hadda aan la xaqiijin karin khasaaraha ay dagaaladani cusub ay caawa geysteen.
Israsaaseyntaan caawa ka bilaabtay magaalada Muqdisho ayaa la ogeyn inay istaagi doonto iyo in kale, inakasta oo ay jireen wadohadallo la sheegay inay labada dhinac u socdeen oo la doonayo in lagu soo afjaro xiisadaha ka taagan magaalada Muqdisho. Dagaaladan cusub oo caawa ka dilaacay magaalada Muqdisho ayaa laga yabaa inay sii adkayeen in la soo afjaro colaadaha ka aloosan magaalada Muqdisho. Shacab badan oo ku noolaa magaalada Muqdisho ayaa intooda badan ka baxay magaalada iyaga oo u kale qaxay gobollada dalka Soomaliya, gaar ahaanna gobollada u dhow dhow gobalka Banaadir.
M A C-GEDO-NN-Muqdisho
BREAKING NEWS WAR STARTS IN MUQDHISO
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 483 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 35 Replies
- 1933 Views
-
Last post by wadaniweyn1
-
- 1 Replies
- 612 Views
-
Last post by original dervish
-
- 4 Replies
- 743 Views
-
Last post by kadarre
-
- 7 Replies
- 1610 Views
-
Last post by knet
-
- 90 Replies
- 61738 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 11 Replies
- 1123 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 21 Replies
- 10206 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 14 Replies
- 5880 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 0 Replies
- 3654 Views
-
Last post by MenaceToSociety