Irbad kaama Ridi Karo Aqoonyare (A/Y) Arligeygoow!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Kramer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
Contact:

Irbad kaama Ridi Karo Aqoonyare (A/Y) Arligeygoow!!!

Post by Kramer »

This is dedicated to Somalia
By Timo Jilic

Hadii ayan
Dabeel hurin
Awood maleh nafteyduyeeee!
markaan uurka hooyadeeeeey

Ifka uuga soo baxay
anigoona afaha baran
neecawdiisa uduga leeeh
kiiiii igu canqariyoooooow
arligeygoooooow

Inaan kuu adeegoon
Aduunyada intaa jirooo
Waajibkaaga oofshaan
cadaw kaa ilaashoon
ayaahaaga ka taliyaan
axdi kuugu marayaa
arligeygoow

qofka kaa ordee
kaa abaal dhacee
adoonsiga la jira
saw ma oga
horta saw ma oga

(this part is Dedicated to Mbagathi Crew -don't they know)

anfacadaadii inuu cunay
saw ma oga ?
biyaahaga ku oon baxay
saw ma oga ?
amaah inaad ku leedahay
saw ma oga ?

ab looga hadh inaad tahay
saw ma oga ?
dhaxal awoowe inaad tahay
saw ma oga ?
isagu inuu ku leeyahay
saw ma uga ? (no he don't)

waxse ku uursamaataa
arligeygow
irbad kaama ridi karo aqoonyare (that is what its)
bulshadana ku ceebow

Udubkiyo
dhigihiyo
Ararka iyo raarkaba
Aqal kaan ka helayoo

Intaan dibada jogoo
Ajashu ii timaadanaa
Kii la isoo ambinayee
iilkeey Ku yiloow
Arligeygoow

Inaan ku ogaladoo
Aduunyada intaan jiro
Ayahaaga ka taliyoo
Axdi kuugu marayaa
Arligeygoow

Ninkase kaa ordee
kaa abaal dhaceee
Adoonsiga lajiro soo ma oga
Horta soo ma oga
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”