Warar lagu kalsoon yahay oo laga helay ilo muhiim ah ayaa sheegaya in Madaxda maamul goboleedka Puntland ay ugu hanjabeen bulshada Degmada Dhahar ee gobolka Sanaag in degaankaasi ay keeni doonaan Ciidamo Ethiopian ah oo tiradaadu lagu sheegay ilaa 4.000 hadii ay joojin waayaan is hortaaga ay ku hayaan barista Macdanta iyo shidaalka ee ay wada wadaan shirkadaha shisheeye ee qanadaraaska lagu siiyay degaanka Mijayahan
Degaanka Dhahar iyo nawaaxigeeda ayaa la sheegay iney degan tahay kadib markii ay halkaasi gaareen tiro yar oo Ciidamo Ethiopian ah oo uu Hogaaminaayo Gen.Gabre Dila abaandulaha Ciidamada ee Ethiopia ee ku sugan Soomaaliya, kuwaasoo xiriir hoose la sameeyay saraakiisha Ciidamada S/land una sheegay iney dib uga gurtaan degaanka, waxaana degaanka soo maray todobaad abaabul colaadeed iyo dagaalo oo ay ku hardamayeen labada maamul ee S/land iyo P/land. Majiraan warar madax banaan oo ka soo baxay khasaaraha halkaasi ka dhacay oomaleeshiyaadka maamulka S/land iyo maamulka P/land kala gaaray. Dhibaatada ka dhacday Dhahar ayaa waxaa sal u ah kooxo danaystayaal ah oo labada maamul ee S/land iyo P/land la kala safan.Madaxa Maamul Goboleedka Puntland Mr.Cadde Muuse oo saluugsan dadka degaanka ayaa fariin u diray Odayaasha iyo cuqaasha degaanka ee Warsangeli wuxuuna ugu hanjabay inuu Ciidamada Ethiopia uu keenayo degaanka, hadii ay u hogaansami waayaan oo taageeri waayaan maamulkiisa. Mr.Cadde Muuse wuxuuna u sheegay iney muddo gaaban ay heysaan kuna soo sheegaan iney taageero buuxda u hayaan maamulkiisa soona raacaan, sida ay uga nabad galaan colaad ka dhaca degaankooda, wuxuuna intaasi raaciyay hadii ay joojin waayaan dhibaateynta iyo caqabadaha ay ku hayaan degaanka Mijayahan ay la kulmi doonaan dhibaato ka weyn mida hadda heysata,
Dadka Degaanka Sanaag Bari Oo Loogu Hanjabay Ciidamo Ethiopi
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 8 Replies
- 2434 Views
-
Last post by The Magnificent
-
- 0 Replies
- 356 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 5 Replies
- 835 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 0 Replies
- 364 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 630 Views
-
Last post by FBISOMALIA