Dagaalo qaraar oo ka soconaya magaalada Kismaayo
Click here to find this article in English
Kismaayo 23, April.07 ( Sh.M.Network) Dagaalo aad u culus ayaa maanta waxa ay ka soconayaan magaalada Kismaayo, dagaalkaasi oo u dhaxeeya ciidamada dowladda oo u kala qeybsamey labo beelood ayaa waxa uu geeystay qasaaro naf iyo maalba leh.
Dagaalkaan oo ka bilowday magaalada Kismaayo 9:30 kii subaxnimo, waxaana uu soconayaa ilaa iyo haatan, iyadoo inta la ogyahay ay ku nafwaayeen in ka badan 6 ruux halka tiro kalena ay ku dhaawacmeen sida ay ku warameen ilo xagga caafimaadka ah oo ku sugan Magaaladaasi, iyadoo 3 ka mid ah dadka geeriyooday ay ahaayeen ciidamadii iska soo horjeeday.
Dagaalkaan ayaa haatan waxa uu ka soconayaa agagaarka Aaargada oo fariisin ay ka dhigteen ciidamada Guutada koowaad ee dowlada KMG ah.
Wararkii ugu dambeeyay ee aynu ka helnay magaalada Kismaayo waxa ay sheegayaan in ciidamada oo u kala qeybsamay labo beelood ay wali hayaan magaalada Kismaayo, inkastoo dagaalka uu yara qaboobay.
Ma jiro wax war ah oo ka soo baxay dowladda KMG ah ee Somalia oo ciidamadeeda ay ku dagaalamayaan magaalada Kismaayo.
Ciidamada ku dagaalamaya magaalada Kismaayo ayaa waxa ay ku kala qeyb yihiin Madaxweyne C/laahi Yuusuf iyo Col. Barre Hiiraale oo ah wasiirka G/dhigga dowladda KMG ah
Dagaalo qaraar oo ka soconaya magaalada Kismaayo
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 275 Views
-
Last post by CoolPoison
-
- 2 Replies
- 522 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 10 Replies
- 1141 Views
-
Last post by Ron
-
- 0 Replies
- 415 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 10 Replies
- 676 Views
-
Last post by hanqadh
-
- 16 Replies
- 5296 Views
-
Last post by Colonel
-
- 0 Replies
- 709 Views
-
Last post by Murax
-
- 14 Replies
- 1237 Views
-
Last post by Warsame101
-
- 2 Replies
- 628 Views
-
Last post by watchman