Xasan Dahir oo Eretrea ku eedeeyey Fari gelin
Last Updated::2007-04-24 21:14:48
Boosaaso:-madaxweyne ku xigeenka Puntland Xasan Daahir Maxamuud ayaa Galabta shir jaraa'id oo uu qabtey waxaa uu ku sheegey in xiisada u dhaxeeya Puntland iyo Somaliland ay Gacanta kula jirto Eritrea.
madaxweyne ku xigeenka oo haatan sii haya Xilka Madaxtinimada ee Puntland ayaa waxaa uu ku sheegey shirkiisa Jaraa'id in Maamulka Gobolada Waqooyi Galbeed ee Soomaaliya ay Daan Daansi ku wadaan Dawlad Goboleedka Puntland ee Soomaaliya.
Shirkan Jara'id ayaa waxaa uu madaxweyne Ku xigeenka waxaa uu ku sheegey in madaxweyne ku xigeenka Somaliland Axmed Yusuuf Yaasin uu maanta meel Fagaare ah ka sheegey in Deegaanada Puntland Somaliland ay DIyaar u tahay in ay soo weeradho oo ay xitaa soo gaadho Wadada Laamiga ah ee isku xirta Boosaaso iyo Gaalkacyo.
Madaxweyne Ku xigeenka Puntland Xasan Dahir waxaa uu sheegey in Soomaaliland ay wado dhaq dhaqaaqyo Ciidan oo daan daansi ku ah xuduudaha Puntland.
Madaxweyne ku xigeenka waxaa uu hoosta ka xariiqey in ay jirto Gacan kale oo shisheeye oo Daneneysa in Xasilooni Darri laga abuuro deegaanada Puntland.
madaxweyne ku xigeenka waxaa uu sheegey in Somaliland aysan iyadu dani ugu jirin in weerar ay ku soo qaado Puntland waxaana uu sheegay in shacabka Reer Puntland arintaas ay meel oga soo wada jeesteen meel marinteeda, gacan Bir ahna ay ku qabanayaan cid kasta oo damac uu ka galo Dhulka Puntland.
Puntland, Xasan waxaa uu sheegey in ay Isir ku midoobeen maadaama la waayey 16 sano ka hor dawlad Dhex oo mideysa waxaana uu sheegey in aysan jirin cid arintaas hor istaagi karta.
madaxweynaha ayaa sheegey in Puntland ay diyaar u tahay wadahadal waxaana uu sheegey hadii ay somaliland Dagaal ay dooneysana in wax lagu xaliyo Puintland ay arintaas heegan iyodiyaar ugu jirot.
madaxweyne ku xigeenka waxaa uu sheegey in jirey wadahadal dhex marey Somaliland iyo puntland hase yeeshee ay majaxaabiyeen mas'uuliyiinta Gobolada waqooyi Galbeed ee wadanka Soomaaliya, waxaana uu sheegey in ay doorbideen Somaliland Dagaal.
waxaa jirtey dagaal aan sidaas u Buurneyn oo dhex marey Ciidamada labada maamul waxaana sidii cadeyd laga itaal roonaadey Ciidamadii ka socdey Somaliland, iyada oo muranka arintaas xitaa xilkii looga ceyriyey Wasiirkii Gaashaandhiga ee Somaliland.
Puntland iyo Somaliland waa labo maamul oo kawada tirsan Soomaaliya inkasta oo ay Somaliland sheegato in ay tahay Dawlad ka madax banaan Soomaaliya inteeda kale.
waxaana arintaasn xuduudaha ay ka mid tahay dhibaatooyinkii dhex yaala wadamo farabadan waxaana ay ka mid tahay Iin uu Afrika iyo wadamo kale oo caalamka ku yaala oga tagey Gumeystihii Gumeysanayey Afrika iyo wadamo kale oo ku yaala qaarado , inkasta oo ay Somaliland la mudawdey 1960'dii Soomaaliya inteeda kale.
Ereteria starting trouble between puntland & somaliland.!!!
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
- Sadaam_Mariixmaan
- SomaliNet Super

- Posts: 13484
- Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
- Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
- Contact:
Re: Ereteria starting trouble between puntland & somaliland.!!!
AMIIIIIIIIIIIIN 
- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: Ereteria starting trouble between puntland & somaliland.!!!
[quote]waxaana arintaasn xuduudaha ay ka mid tahay dhibaatooyinkii dhex yaala wadamo farabadan waxaana ay ka mid tahay Iin uu Afrika iyo wadamo kale oo caalamka ku yaala oga tagey Gumeystihii Gumeysanayey Afrika iyo wadamo kale oo ku yaala qaarado , inkasta oo ay Somaliland la mudawdey 1960'dii Soomaaliya inteeda kale.
[/quote]

[/quote]
- FAH1223
- webmaster
- Posts: 33847
- Joined: Mon Oct 02, 2006 12:31 pm
- Location: THE MOST POWERFUL CITY IN THE WORLD
- Contact:
Re: Ereteria starting trouble between puntland & somaliland.!!!
good job, lets shatter this divide and rule Ethiopia has managed up
THE ETHIOPIAN INFLUENCE IN THE HORN IS BEING BROKEN DAY BY DAY
THE ETHIOPIAN INFLUENCE IN THE HORN IS BEING BROKEN DAY BY DAY
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: Ereteria starting trouble between puntland & somaliland.!!!
Stop this cot daamn calaacal, Ive been reading this bullshid on every fukkin xarti website...
and now they are trying to say there is alqaeda in somaliland...
Puntland is shitting them self, becausethey know whats about to come, and they are trying to blame it as usual on other nations......
and now they are trying to say there is alqaeda in somaliland...
Puntland is shitting them self, becausethey know whats about to come, and they are trying to blame it as usual on other nations......
- Kramer
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4342
- Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
- Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
- Contact:
Re: Ereteria starting trouble between puntland & somaliland.!!!
Its crazy cuz there are Ethiopian soldeirs in Puntland but there are no Eritrean soldeirs in Somaliland --but they still blamed on Eritrea!
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 324 Views
-
Last post by Abdi-Halim
-
- 25 Replies
- 1653 Views
-
Last post by Al-Haqq
-
- 10 Replies
- 1359 Views
-
Last post by Idman702
-
- 16 Replies
- 1423 Views
-
Last post by Ahmed-Gurey
-
- 39 Replies
- 3455 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 43 Replies
- 4600 Views
-
Last post by Phinks
-
- 23 Replies
- 1872 Views
-
Last post by Bandit
-
- 62 Replies
- 4687 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 4 Replies
- 934 Views
-
Last post by Djiboutian
-
- 0 Replies
- 252 Views
-
Last post by marcassmith