BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Hiiraan boy »

Puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub oo ka dhan ah Somaliland.

Boosaaso, Khamiis, April 26, 2007 Simba Radio

Maamul goboleedka Puntland, ayaa ku dhawaaqay dagaal cusub oo ay la galeyso Somaliland oo ay ku eedeeyeen inay ciidamo keentay goobihii ay labada dhinac isku heysteen gacan ku heyteeda.

Xiisadaha ka aloosan degmada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag ayaa salka ku haya xubno ka socday Maamulka Somaliland oo uu hogaaminayay Madaxweyne K/xigeenka Somaliland oo degmadaasi soo gaaray oo kulamo la qaatay dadweynaha degan Ceerigaabo.

Wararka ayaa sheegaya in Madaxweyne K/xigeenka Somaliland uu ka codsaday dadweynaha deegaanka Ceerigaabo in Somaliland ay xirto xadka ay la wadaagto Puntland, taaso la sheegay inay aad ugu soo horjeesteen dadweynaha deegaanka.

Duqa degmada Ceerigaabo ee gobalka Sanaag ee dhinaca Puntland ayaa xalay Idaacada Simba u sheegay in xaalada ay iminka degan tahay, isla markaana ay iyaga ogolaan doonin in mar kale gobalka dagaal labada dhinac uu ku dhex maro.

Madaxweyne K/xigeenka Puntland Afqurac ayaa isna sheegay in ciidamada Somaliland ee Ceerigaabo isku aruursanaya ay tahay inay u diyaar garoobaan dadweynaha Puntland dagaal uu ku sheegay difaacista dalka.

Xiisadahaan ayaa u muuqanaya kuwo dhibaatooyin xoogan kasoo gaaraya dadweynaha ku kala safri jiray Somaliland iyo Puntland.

Cabdi Fitaax Jeyte
Boosaaso
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Ina Baxar »

Sidaas ayaa inoo dhaanta anaga, Puntland decalring war on us . Smile
I knew it , ma' xamili karaan Reer Puntland "pressure-ka" Laughing
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by kadarre »

Probally this will be resolved very quicly
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Dhaga Bacayl »

Reer abtigay they’re stretching themselves very thin walaahi. Fighting against all forces from kismaayo to dhahar. How large is their military? How well equipped are they? Do they even have enough logistics to stand war with FRESH Somaliland army? This is suicidal mission on their behalf. There won’t be no Tigre forces helping you out on this one.

This war must be avoided for the sake of the locals.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by DawladSade »

Puntland gacan baan u taagay, the sland vice president with his big calool and soft self whose never picked up a gun is workin like he is a tough guy. smack the smirk off of caloolweyne's mouth! walle mareexaan bgooskiinu haduu ku jiro sland sacada lagamaba hadleen Cool
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Dhaga Bacayl »

^^ Mareexaan was kicked ouit of Somaliland in a day light. Back then you had MIGs too and the Somali army in your disposal.. Smile
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by DawladSade »

[quote="Dhaga Bacayl"]^^ Mareexaan was kicked ouit of Somaliland in a day light. Back than you had MIGs too... Smile[/quote]

You were fighting kacaan, aji iyo boonba ka mid ahaayeen NOT beesha Sade Smile

and what's a daylight to you Laughing
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="DawladSadeYou were fighting kacaan, aji iyo boonba ka mid ahaayeen NOT beesha Sade Smile

and what's a daylight to you Laughing[/quote]

Laakiin saaxiib sow kacaankii mareexaan muu ahayn?. Smile


Lol@beesha sade.

P.S. day light means...you lost the control old Somaliland in 88 when xamar was still shinning under the leadership of jaale Max'd Siyad Bare. Smile how you like them apples now?
Last edited by Dhaga Bacayl on Thu Apr 26, 2007 10:39 am, edited 1 time in total.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by DawladSade »

Sxb Kacaanki Dir iyo Daaroodba way ku jiraan, armaad tiraahdaa Cali Samantar iyo Moorgaan iyo Ismaacil Cali Abokorna waa Sade Laughing

war ninyaho waad wareerteene sheekada halkaa noogu kaaya xira Laughing
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="DawladSade"]Sxb Kacaanki Dir iyo Daaroodba way ku jiraan, armaad tiraahdaa Cali Samantar iyo Moorgaan iyo Ismaacil Cali Abokorna waa Sade Laughing

war ninyaho waad wareerteene sheekada halkaa noogu kaaya xira Laughing[/quote]


Ismacill cali Obokar was in incarcerated since 82. Xageen ku mawanay nin yahaw.

laakiin maxaad ku diiday inanynu kaftano...ninyow nimaankiina dabeecacd xumaa loogu daw galay Smile
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Ina Baxar »

Dawlad Sade waa funny. Adigii baa inoola yimid sheekada , haddana inoo xidha baad inala leedahay, war ninkan sidee loo fahmaya nimanyoow .
Marna waxaad leedahay , majeerteenki baynu ka saarnay Kismaayo , maalinta dambe na " war anaga wada hadal baynu diyaar u nahay ee dagaal ma rabno" Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by DawladSade »

dhaga_bacayl hadaad awal na aqoon hadaan bal na baro..markaan kaftamayno xitaa waxay dadku na moodaan inaan duulaan nahay Mr. Green


ina baxar, horta adigu suldaan baa tahay suldaan adigu war xum laguma oran karo waxna lagaama diidi karo sow maad fahmin, lakin dhabayaco intay seddex kun oo wiil puntland kasoo wateen bay waxay is yiraahdaan sade intaad qodbo siro hoos uga gashiin dhabarka ka toogto taana way u suurowi wayde markaa taa iska daa, ragaa anaga naqaan.

aan kuu sheego lakin kuwaaya mudug joogo lilaahi laba waran yey qaadan jireen markii la waydiiyo oo la wadaa maxaad u wadatiine waxay oran jiraan "midna waa inaan majeerteen iskaga ilaalinaa midka kalena waa inaan ayagu ku difaacnaa" Laughing Laughing Laughing Laughing

marka anaga hadaan xarig xirno cid u hartay ma jirto reerka, magac dil bayna noo tahay in nalagu hor laaya dhabayacada Laughing Laughing

koonfuur halkee bey ka aadi hadaan kismaayo u diidno Sad
Last edited by DawladSade on Thu Apr 26, 2007 10:53 am, edited 2 times in total.
User avatar
NoAngst.
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1161
Joined: Wed Feb 21, 2007 9:34 pm

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by NoAngst. »

This is it! Time for Somalilanders to show what they're made of. Puntland harrasment has gone far too long, time for decisive action. Sool and Sanaag are Somaliland regions all of it. The majority population there are isaaq and more than half of the haarti clans want to be part of Somaliland. Somaliland's case for seccession hinges on preservation of colonial borders. So why is Somaliland allowing minority trouble makers to hold them hostage from gaining their recognition? I don't understand!!! Who's captaining this Somaliland ship????
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by Ina Baxar »

No Angst very funny .Anyway if Puntland declares war on us , waa "defensive jiihaad" { taken out of Warsame 101' book}waxaynu galeyno , we're good at it as the record shows. Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: BREAKING NEWS puntland oo ku dhawaaqday dagaal cusub

Post by LiQaaye_TDH »

War dawldasade waxu is haystan Superpower Laughing

Adeerki marku miiga watay iyo somali oo dhan iyo Isaaq wax ka qaadi kari waayay Laughing

Reer Kaalmoy dheg looma dhigo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”