[quote="Ina Baxar"]Lool thank you inadeer laakiin horta Ilaah baa runta jecele anigu SNM-tu berigey wax garaci jirtay Djibouti baan joogay , marka intii nool iyo wixii dhintay ba waa RESPECT xaggeyga marnaba ma sheegan karo.
Midda kale , si cad baad igu hiilineysa dhaga bacayl inadeer ee Djibouti orod baan uga baxay { waxa iga saaray idiin sheegi kari maayo laakiin

}, I just didn't wake up one day and thought: "Humm why don't I just leave this bit.ch{ Djibouti} and live amongst my own {about to eat each other up on a subclan basis}
Liqaaye , weger jaamacadda ku taal Las Canood ma inaan sawirkeega ku soo camiraad rabtaa?[/quote]
Kuma hiilinaayo ee waxaad ahayd uun baan sheegayay couz.
Waryaa I know inaad lug ku martay from Djibouti ilaa Dira Dhabe. As much as your family was known in Djibouti, it has to be political reasons affiliated with Somaliland and being Isaaq. The majority of my family are from Djibouti. I lived there most of my life when I was little..I know the deal.
Collecting money and sending to the SNM was also major part of the struggle.