INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by new-york23 »

Axmed Ugaas Cali:


Bishii Agoosto, sannadkii 1999 waxaa magaalada B/weyne booqasho ku tegay weriye ka socda wargeyska Kasmo. Waxaa u suurto-gashay inuu halkaas kula kulmo Risaalo Aadan Baar oo wareysi ay bixisay lagu soo daabacay tirsigii 26aad ee Kasmo: 3 Oktoobar 1999.

Risaalo waxay ka mid ahayd xaasaskii Sayid Maxamed Cabdulle Xasan oo abuuray, hoggaamiyey, ka dibna dagaal-geliyey dhaqdhaqaaqii gobanimo-doonka Soomaaliyeed ee Daraawiish, bilowgii qarnigii 20aad.

Risaalo Aadan Baar oo araggeeda iyo muuqaalkeeduba ay iska fiicanaayeen,


Sayid Maxamed Cabdulle Xasan
dhab uma xusuusato da'deeda runta ah. Hase yeeshee, xogta ay siisay weriyaha iyo qaar ka mida faraceeda, waxaa da'deedu lagu qiyaasay 90-100 jir. Waxay ka warantay noloshii ay la soo qaadatay Sayidka intii ay ka xusuusato, iyadoo ku gaabsatay in ay ka jawaabto su'aalo dhowr ah oo ay jawaab waafi ah ka bixin weyday, xusuus darro awgeed.

Sayidku wuxuu Risaalo Aadan Baar kula aqal galay degmada Iimeey oo ka tirsan dhulka Soomaaliyeed ee Itoobiya Gumeysato. Wareysiga oo aan soo koobnay, wuxuu u dhacay:

Kasmo: Sidee isku barateen Sayidka?

Risaalo: Waxaan kuu sheegayaa sababta uu Sayidku ii guursaday, waxay tahay, iyadoo aabahay ahaa nin boqor ah, Sayidku doonayey in uu la xidido.

Kasmo: Yarad ma kaa bixiyey Sayidku?

Risaalo: Qoryo mooyee, xoolo ma uusan wadanin. Wuxuu iga bixiyey 18 qori oo iyagiina beesha loo qeybiyey iyo laba geenyo, wax caruur ahna uma dhalin Sayidka.

Kasmo: Arooskii iyo aqalkii laguu dhigay siday ahaayeen, bal nooga waran?

Risaalo: Aqalka reerahanaga ayaa i siiyay oo aabbahay ayaa ii raray, aroos


Xaruntii Daraawiishta ee Taleex
fiicanna waa ii dhigay. Aniga aqalkeyga waa ii dhisnaa, Sayidkana aqal gaar ah ayuu degganaa. Naago iga waaweynaa ayuu qabay. Naag kasta aqal gaar ah ayey lahayd. Ilowse isagu naagna aqalkeeda ma gelaynin. Sababtu waxay ahayd dhaawac ayuu ahaa oo aqal gaar ah ayuu lahaa.

Kasmo: Dhaawacaasi muxuu ahaa?
Risaalo: Dhaawac ayaa garabka hoostiisa, dhinaca dambe kaga yaalley. Dhaawacaas wuxuu ahaa xabbad. Ingiriis ayaa soo dhaawacay. Isagoo dhaawac ah ayuu Iimeey noogu yimid.

Kasmo: Meeqa sano ayaad jirtay, markii laguu guuriyey Sayidka?
Risaalo: Waxaan jiray 15 sano, gu'gii aan 16 jirayna wuu geeriyooday. Sannad iyo xoogaa wax ku dhow ayaan is-qabnay.

Kasmo: Meeqa ayey ahaayeen xaasaska Sayidka, markaas?
Risaalo: Wuxuu qabay labo xaas oo kale, aniga ayaa seddex ku ahaa, anigaana ugu yaraa oo gabar yar baan ahaa. Annaga xaasaskiisa ah iyo raggii waardiyeyn jirayba wuu na wacdin jiray oo Alle ka cabsada ayuu na dhihi jiray.

Kasmo: Muuqaalkiisu, nin noocee ah ayuu ahaa, dhinaca dheererka, hilibka iyo midabka?
Risaalo: Nin buuran ma ahayn, caatana ma ahayn, dhedhexaad ayuu ahaa, itaalkana nin dheer buu ahaa. Nin ka quruxsanaa Cabdulle Xasan ma dhalin. Timo jilicsan iyo hareed iyo gar isku qotomana wuu lahaa.
Kasmo: Dhaqankiisa odaynimo ka waran. Ma nin naxariis badan buu ahaa, mise nin qalafsan?
Risaalo: Si fiican ayuu noola dhaqmi jiray, martidana wuu soo dhoweyn jiray, wuuna u loogi jiray. Kolley aniga wax xumaan ah kalama kulmin.

Kasmo: Cuntada iyo caanaha noocyadee buu jecla?
Risaalo: Wuxuu cuni jiray hilib, caanaha kuwa geela ayuu badanaa cabbi jiray. Bariiska iyo galleeyda wuu cuni jiray. Raashinka daraawiish ayaa karin jirtay, isaguna wuu la cuni jiray Daraawiishta, annaga haweenka ahna waan isla cuni jirnay. Weligiis salaad kama tegin. Kutubta uu haystayna guriga dhinac walba ayey ka tiillay oo habeenkii quraan akhris iyo salaad ayuu ku jiri jiray. Sayidku wadaad buu ahaa.

Kasmo: Waxaad sheegtay in Sayidka isagoo dhaawac ah uu Iimeey yimid. Bal nooga warran siduu ku geeriyooday?
Risaalo: Maalin uu aad u xanuunsaday, wuxuu isugu keen yeeray seddexdeeniiba Wuxuu nagu yiri "I cafiya", waana cafinay. Aniga hal faras oo geenyo ah iyo labo halaad oo geel ah ayuu meherkii ii siiyey. Kuwii kalena wax buu siiyey. Maalmo yar ayuu xanuunsaday, ka dibna wuu geeriyooday.

Kasmo: Markuu Sayidku geeriyooday, maxaad qabatay?

Risaalo: Markii uu Sayidku dhintay, waan diiday in la i dumaalo, waxaana soo aaday reerkeenii. Waxaa jiray wiil ay eeddaday dhashay oo aan is-guursannay, waxaana u dhalay wiil, ka dibna wuu dhintay. Markaas ayaan nin kale guursaday, isagana anigoo gabar u dhalay, wiilna aan uurkiis leeyahay ayaan kala tegnay. Waqti ka dib nin kale ayaan guursaday oo Beledweyne ayaan soo degay, welina waan ku sugnahay.

Wareyste: Axmed Ugaas Cali
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by Dhaga Bacayl »

I head the mad mullah was Mormon….. is the true?
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by new-york23 »

[quote="Dhaga Bacayl"]I head the mad mullah was Mormon….. is the true?[/quote]


GO ASK YOUR FATHER WHAT HE WAS>>>>>>>>>>.. Laughing
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by new-york23 »

[quote="Dhaga Bacayl"]I head the mad mullah was Mormon….. is the true?[/quote]
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by X.Playa »

I read that interview in 1999 and at last facts are comming out, he received a bullet in his side from the raid of Hagoogane which was a year before her marriage to him and had nothing todo with the Brits the Mullah fled Somaliland intact and unjured in 1919 and he died in 1921 2 years later.

iam glad fact came out the Daaroood always cliamed that their Duuflaal old fart died of malaria and completly shorcut the histiry and make it as tough he died 2 days after his bubbly azz was booted from Taleex.

He lived years in somali Galbeed molseting young girls till al xaaji Waraabe and his Isaaq holly warriors came to him and dispached his funky soul to hell via a bullet through his right bossom.

Facts at last are slowly coming out.

Duuflaalkii cadceed iyo cadceed camilayeynaayay
isagoo cartiisa qaba cidina taataaban
Qabiila kale ciyaar uma dhaceen cuna hashiisye
Caamir hooyadii iyo kolkay calastu ooyaysay
Waakii caruusa u galay caydhki barigiiye
Nimankii Calqadaaa ka riday ma cidkalaad mooday? koombo
Last edited by X.Playa on Wed May 02, 2007 1:30 pm, edited 1 time in total.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="new-york23"][quote="Dhaga Bacayl"]I head the mad mullah was Mormon….. is the true?[/quote]


GO ASK YOUR FATHER WHAT HE WAS>>>>>>>>>>.. Laughing[/quote]


Whuz up with the insult man? I just asked you a question. I heard the dude married more than 4 wives at once. Only mormons parctice such.
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by new-york23 »

[quote="X.Playa"]I read that interview in 1999 and at last facts are comming out, he received a bullet in his side from the raid of Hagoogane which was a year before her marriage to him and had nothing todo with the Brits the Mullah fled Somaliland intact and unjured in 1919 and he died in 1921 2 years later.

iam glad fact came out the Daaroood always cliamed that their Duuflaal old fart died of malaria and completly shorcut the histiry and make it as tough he died 2 days after his bubbly azz was booted from Taleex.

He lived years in somali Galbeed molseting young girls till al xaaji Waraabe and his Isaaq holly warriors came to him and dispached his funky soul to hell via a bullet through his right bossom.

Facts at last are slowly coming out.[/quote]


x-insulting a dead man wont bring back all the idoor filth that he mascred....oooow how i enjoy the idoor cries..even
with the help of britain you were unable to stop him
from raiding your undesirble dabocayuun asses Laughing Laughing
he enjoyed killing idoor more than the brits. Laughing Laughing
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by Somaliman% »

that guy might have fought the gaalos but he was not a good person, not all they make him out to be.. do you know he used 2 slaughter woman and children wherever he used 2 take over, in the fight against him and majerten sultanes he killed my grand mothers 9 brothers, almost killed her to until he was told she was a girl, by my great great grand mother.
he also threw thousands of majeerten people into the sea.......

he was f.ucking evil...and nothing 2 be proud of.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by Dhaga Bacayl »

The gaalo colonial military power was in Hargeisa, Berbera, Burco and other major cities inland of Somaliland. The mullah was hanging out in Taleex committing genocide against other Somalis, Dhulbahate in particular. Check the geography of Somaliland and do the math. His history was fabricated and he only became significant figure after Siyad Bare came to power.

He did more harm than good.


Waa lagu digtaa ruux haduu kuu daraan jireye

Isnaciil Mire.
User avatar
new-york23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2446
Joined: Wed Feb 14, 2007 12:50 am
Location: OGADENIA-jubbaland-NFD

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by new-york23 »

how ironic that the only too people who insult the sayid come from
isaaq and majiraan.
the only two who conspired with gaalos against the somalis.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Re: INTERVIEW WITH THE WIFE OF SAYID MAXAMED

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="new-york23"]how ironic that the only too people who insult the sayid come from
isaaq and majiraan.
the only two who conspired with gaalos against the somalis.[/quote]


..and you live under the rules of gaalo!

How come your name is NY when you're from Dhagaxle...?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”