Diyaaradihii Mareykanka Oo Magaalooyin Somaliland Ah U Wareegay....
Wararka naga soo gaaraya magaalooyinka Burco iyo Sheekh ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in habeenkii xalay ahaa degaanada u dhaxeeya magaalooyinkaasi lagu arkay diyaaradaha sahanka ee P-8 Orion iyo kuwa dagaalka ee AC-130 kuwaasoo ku socday joog dhexe...
Diyaaradahaan dagaalka Mareykanka ayaa sanooyinkii ugu dambeeyay waxey caadi u noqdeen guuxooda dadka ku nool magaalada Muqdisho iyo degaano ka tirsan Gobolada dhexe iyo kuwa Koonfurta, gaar ahaan xiliyadii ugu dambeysay ee maamulka Konfurta iyo Gobolada dhexe ay gacanta ku hayeen Maxakamadaha Islaamka. Ilaa hadda lama yaqaano sababaha ay Gobolada waqooyiga Soomaaliya ku tageen Diyaaradaha Mareykanku, inkastoo warar aan la xaqiijin ay sheegayaan in dowladaha Mareykanka iyo Ethiopia ay xuuransi aan runta ku fadhin oo ka yimid maamulada Imbagathi iyo Puntland loogu sheegay in qaar ka mid ah Madaxdii Maxkamadaha ay ku sugan yihiin degaano ka tirsan Gobolka Togdheer ee Maamulka Somaliland. Diyaaradahaan ayaa goob joogayaal ay sheegeen iney markii ugu horeysay ay dul heehaabeen hawada Gobolka Togdheer, mana jiraan ilaa iyo hada wax xog ah oo ay ka heleen halkaas.
Diyaaradihii Mareykanka Oo Magaalooyin Somaliland Ah U Waree
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 479 Views
-
Last post by Individual
-
- 0 Replies
- 387 Views
-
Last post by JeyR
-
- 14 Replies
- 939 Views
-
Last post by aweys_gedoow
-
- 0 Replies
- 400 Views
-
Last post by Bicir100
-
- 4 Replies
- 502 Views
-
Last post by abwaan1
-
- 9 Replies
- 625 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 2 Replies
- 604 Views
-
Last post by Shift
-
- 16 Replies
- 1560 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 10 Replies
- 979 Views
-
Last post by 0sman
-
- 1 Replies
- 548 Views
-
Last post by Ina Baxar