puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
merehan are now traitors. they working with c/yusuf our enemy.
FUK MEREHAN
Odayaasha Kismaayo oo walaac ka muujiyey qorshaha DFS ka damacsantahay magaalada.
(Waayaha.net)Muqdisho:-Odayaasha iyo wax garadka magaalada Kismaayo ayaa wallaac xoogan ka muujiyey waxaa ay DFS ka damacsatahay magaalada Kismaayo,oo iyada ay la wareegeen malayshiyo beeleedyo kaashana ciidamadamo horay ay u taba baratay DFS, kuwaasi oo meesha ka saaray maamulkii dawlada FS halkaasi ka samaysay.
Dawlada ayaa horay isugu dayday inay khilaafka halkaasi ka soo cusboonaaday ku xaliso wada hadal nabadeed,waxaasi isku daygaasi ku dhamaaday mid aan sii shaqayn karin oo waxaan halkaasi isaga noqdeen iyaga oo aan wax xal ah ka gaarin.
Wasiirka arimah gudaha dawlada FS oo markii ka laabtay malaada Kismaayo la hadlayey warfidiyeenada ayaa u sheegay in ciidmadii hubka ka dhigi lahaa kooxha isaga soo horjeeda magaalada magaalada Kismaayo ay hadda ku sii jeedaan halaasi waxaase arintaasi u muuqataa mid aan waxba ka soo naaso caddaan.
Warar hadda soo baxaya ayaa sheegay in dawladu damacsantahay in wafdi hor leh ay diraan magaalada Kismaayo, kuwaasi oo gor gortan la gala malayshiyaadka qabsaday magaalada Kismaayo, waxaase taasi odayaasha magaaladu ka muujiyeen walaac xoog leh.
“adeer magaalada waxaa nagu maqaale ah in C/llaahi Yuusuf ku tala galay inuu Mareexan siiyo kana yeeli mayno oo hadde nina dhulkiis lama bixin karoâ€ayuu yiri oday ka mid cuqaasha magaalada Kismaayo oo diiday inuu magaciisa shaaciyo.
Odayaasha ayaa intaasi raaciyey inay helleen xog sheegaysa in C/llaahi Yuusuf heshiis kula galay beesha magaalada qabsatay si aysan mucaarado ugaga furin gobolka Gedo oo ay degaan magaalada Kismaayo-na ay iyagu maamulaan.
Gobolka Gedo oo ay u badan yihiin beesha qabsatay magaalada Kismaayo,ayuu C/llaahi Yuusuf shaki weyn ka qabaa inay u qaxaan oo isku urursadaan kooxha ka soo horjeeda ee wadaada u badan.
Magaalada Kismaayo oo muddo 9 sano ah abaaji ku maqanayd ayaa waxaa isu badalay isbahaysigii dooxada Jubba MMI, DFS iyo malayshiyaadka maanta ku haya waxaa dhacay xasuuqii ugu badanaa oo lagula kaco cuqaal iyo aqoon yahano hal beel ka soo jeeda.
Dagaalkii hadda ayaa gaystay dhimashada 44ruux iyo dhaawac intaasi ka badan welina ma jirto cid arintaasi lagala xisaabtamay iyo hadal haynteed toona.
Xarunta wararka Waayaha.net

Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
Darodnimo
ViVa Merahan
ViVa Harti
ViVa Merahan
ViVa Harti
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
I don't read lama goodleey somali........Can anyone transilate that into af heer xamar, plz?
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
[quote="Bagamundo"]I don't read lama goodleey somali........Can anyone transilate that into af heer xamar, plz?[/quote]
what is reer xamar? Is it even somali or swahili?

- Enemy_Of_Mad_Mullah
- SomaliNet Super

- Posts: 20796
- Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
- Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
How can u depend on Marexaan?
Adigaa markii hore waalnaa
Adigaa markii hore waalnaa
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
Hiiraan-boy don't belive them, all there websites are propaganda..!
Geedi iyo Gacmadhere are going to kismayo no matter what..
And C/yusuf can not stop them..
By the Way C/qeybdiid is going to puntland, so militia puntland can put there weapons down or get killed by C/qeybdiid..!

-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
Abdi qeybdiid wakes up every morning and thanks abdullahi yusuf for a new lease on life. 
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
C/qeybdiid and C/yusuf are Enemies..!
Geedi made c/Qeybdiid taliye cidaanka booliska and not C/yusuf..!
C/yusuf gave everything to Mj- weak politics
Markii Muqdisho lagu keenay taangiyada Tigreega, Col. C/lahi Yusuf wuxu uga mahadceliyay Meles Zanawi shaqada uu u qabtay, wuxuna u sheegay inuu ku filan yahay hada wixi ka dambeeya maamulka Muqdisho. Wuxu kornaylku u magacaabay maamulkii gobolka Banaadir oo ay ku jiraan garoonka iyo dekadda rag iyo dumar ka yimid Puntland. Wuxu u magacaabay taliyayaasha ciidamada iyo kuwa boliiska rag kasoo jeeda Puntland. Wuxuu soo saartay sharci degdeg ah oo 3 bilood awoodii Embagathi oo dhan uu kula wareegay. Wuxu Balidoogle tababar uga furay 4000 oo maleeshiyaad laga keenay Puntland ah, wuxuna balan qaaday inuu Muqdisho ku nadiifinayo mudo gaaban. Maxaa u qabsoomay kornaylka.
Howlgalkii ugu horeeyay ee ay sameeyeen maleeshiyaadkii Puntland waxa looga qabtay qaar fara badan, intii kalana way kala carareen iyagoo qoryahoodii ka iibiyay shacabka Muqdisho. Waxa taas soo raacay in maleeshiyaadkii Puntland ee Kismaayo hubka looga dhigay loona gacan galiyay maalin galinkeed looga furtay magaaladii oo dhan iyadoo loo adeegsaday qoriga AK 47 oo kaliya. Taasi waxay qasabtay in ciidamada Tigreega oo kaashanaya ciidamada Maraykanka inay si toos ah usoo galaan dagaalka. Waxana bilowday in taliska Tigreegu uu ka niyad jabay awooda Col. C/lahi Yusuf uuna bilaabay inuu si toos ah ula xaajoodo odayaasha beesha Hawiye. Jabkaas ku dhacay Col. C/lahi Yusuf iyo siyaasadii uu ka damacsanaa Muqdisho wuxu sababay inuu soo noolaado Prof. Cali Geedi oo xukun degdeg ah looga qaaday awoodiisii, wuxuna isku shaandheeyay maamulkii gobolka Banaadir, wuxu gudoomiya u magacaabay Max'ed-Dheere oo si aad ah ay isku neceb yihiin Col. C/lahi, wuxu kaloo magacaabay Col. Cabdi Qaybdid oo horay uu Col. C/lahi ugu diiday jagada taliyaha booliiska, waxa hada lasoo wadaa hogaamiye kooxeedyadii Muqdisho sida Qanyare iyo Muuse Suude oo si aad ah ay isku neceb yihiin Col. C/lahi. Natiijadaas waxay sababtay in la waayo Col. C/lahi Yusuf iyo qudbooyinkii hanjabaada iyo digashadu ay ka buuxday.

Geedi doesn't give anybody anything. He might have inaugarated him publicly. But Abdullahbi yusuf signs off on everything. That means Abdullahi yusuf wanted qeybdiid, who after fighting in Banadiraadleey and now the 'war on hutus' in Xamar is a loyal servant. 
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
By the way C/yusuf iyo geedi are not friends anymore..!
soon or later it's going to be Geedi vs C/yusuf..!
Then we will see what your adeer can do..!
Waxaa soo if baxayaa ifafaale muujinayaa inuu ka dhex socdo halgan adag iyo dagaal hoose oo aan weli soo shaac bixin kaasoo u dhaxeeya Taageerayaasah Madaxweynaha Dowlada Imbagathi Col.C/laahi Yuusuf iyo Wasiirkiisa 1aad ee Dowlada Prof.Cali Maxamed Geedi, kuwaasoo markii horey gaashaanbuur isku baheysatay sidii looga hor tegi lahaa Awoodaha Maxkamadaha Islaamka ee Soomaaliya, kadib markii ay meesha ka baxeen ayaa waxaa warar soo baxaya oo sheegaya in dagaal xoogan oo hoose uu ka taagan yahay sidii labadaa garab ay ugu heshiin lahaayeen awoodii dalka gaar ahaan gacan ku heynta maamulka caasimada Soomaaliya ee Muqdisho...
Warar hordhaca ayaa sheegaya in durbadiiba uu bilaawday dagaalkaasi, iyadoo dhinacyadaan ay hadda mashquul ku yihiin sidii ay ugu buuxin lahaayeen boosaska taageerayaashooda, horay ayaa Baarlamaanka Imbagathi uu Col.C/laahi Yuusuf ugu anxisyay xukunka deg deg ah iyo in talada gacantiisa kaliya ku soo uruurto, taasii u saamaxday inuu xukunka ku balaariyo taageerayaashiisa iyo xubnaha daacada u ah ee beesha uu ka soo jeedo, waxaana markii ay soo gaareen magaalada Muqdisho dib u dhac ku yimid awoodiisa bacdamaa uusan ka soo jeedin beelaha Gobolka Benaadir, isla markaasna ay diideen iney mucaaradkiisa iney la kulmaan, waxaana kaalintiisa buuxiyay Prof.Cali Maxamed Geedi oo ka faa’ideystay fursad qaali ah oo uu ka helay is heysadka Col.C/laahi Yuusuf iyo Mucaaradka Hawiye, iyo isagoo xiriiir dhow oo wada shaqeyneyd la yeeshay Saraakiisha Ciidamada Ethiopia, kuwaasoo inta badan amaradiisa fuliya, waxeyna u sahashay inuu inta badan awoodii magaalada Muqdisho uu ku aamino taageerayaashiisa iyo xubnaha beesha uu ka soo jeedo, warar qaar ayaa sheegaya isagoo hadda qaabka loo wajahayo soo celinta ammaanka magaalada Muqdisho iyo taladeeda lahaan doonaan oo looga danbaynayo, kadib markii ay soo baxeen cabashooyin iyo xadgudubyo lagu soo eedeeyey inay gaysteen maliishiyada dawlada ee ka soo jeeda Puntland, kuwaasoo bililiqo iyo dhac ka geystay magaalada.
Waxeyna intaasi raacinayaan Prof.Geedi uu ka faa’ideystay cadaadiska Col.C/laahi Yuusuf ka heysta xiisadaha Kismaayo iyo Muqdisho, ayuu sidoo kale doonayaa inuu fursadaan uga faa'ideysto xitaa Odayaasha Guurtida Hawiye, wuxuuna u arkaa caqadab ku fool leh awoodiisa iyo maamulkiisaba mustaqbalka dhow, waxaana la sheegay in Saraakiisha Ethiopianku ay kula taliyeen in si KMG ah maamulka iyo talada nabad ku soo dabaalida magaalada xilkeeda looga dambeeyo Prof.Geedi. waxeyna ku dhalisay arrintaasi tuhun Col.C/laahi Yuusuf, isagoo wel wel ka muujiyay awood isku balaarinta gabarka Prof.Geedi, ayuu hadda bilaabay qorshayaal looga hortagaayo, wuxuuna shirar hoose la yeeshay Isbaheysigiisa Walaalaha Mudug, kuwaasoo u xil saaray sidii ay mucaaradka hubeysan uga dhaadhicin lahaayeen iney joojiyaan diidmadooda, isla markaasna heshiis la gaaraan si meel looga soo wada jeesto kooxdaan sida fudud gacanta ugu dhigtay magaalada Muqdisho, dadka u dhuun daloola aarrimaha magaalada ayaa saadalinayaa in khilaafkani uu u horseedi karo loolan adag oo dhex mara taageerayaasha labada garab.

BTW you are an ceyr hutu who wants no governance. You will be sent back to guriceel. 
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
Sxiib this Government is Going down..!
1. It will Soon be C/yusuf vs the rest/ USC...! it's will be easy victory for the warlords..!
2. After that the Warlords will each other...!
1. It will Soon be C/yusuf vs the rest/ USC...! it's will be easy victory for the warlords..!
2. After that the Warlords will each other...!
-
Unclebin-
- SomaliNet Super

- Posts: 5303
- Joined: Thu Sep 07, 2006 11:52 am
- Location: shibis, shangaani iyo shabellehoose= Shanshi Serenity
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
Dream on hutu boy. Adeer Aweys is dreaming just like you. 
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
SomaliTransporter,
Why are u supporting the very man your beloved UIC was chasing only a few months ago ? Hawiye became ungrateful to AbdiQeybdiid who would have died for them if ordered to fight Afbiijo. Instead you pursued him and hunted him down.
Where is Qeybdiid's biggest enemy, Sheik Indocaade ? Why didn't he fight for his tool ? Instead of selling them out for a few dollars ?
Qeybdiid stood up against overwhelming odds and held his ground & defended his qabiil.
Indocaade sold his.
So in the end, "Ninki tool fiican ba la arka ?" where Indocaade's last threat to Qeybdiid b4 attacking using the UIC.
Today, Qeybdiid is the stronger man.
Why are u supporting the very man your beloved UIC was chasing only a few months ago ? Hawiye became ungrateful to AbdiQeybdiid who would have died for them if ordered to fight Afbiijo. Instead you pursued him and hunted him down.
Where is Qeybdiid's biggest enemy, Sheik Indocaade ? Why didn't he fight for his tool ? Instead of selling them out for a few dollars ?
Qeybdiid stood up against overwhelming odds and held his ground & defended his qabiil.
Indocaade sold his.
So in the end, "Ninki tool fiican ba la arka ?" where Indocaade's last threat to Qeybdiid b4 attacking using the UIC.
Today, Qeybdiid is the stronger man.
- Somali-Transporter
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4064
- Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
- Location: ******
- Contact:
Re: puntland site says c/yusuf gave kismayo to merehan
Adeer Aweeys is game over..! he is not comin back...
My adeer was stronger then all those warlords..!
But not your adeer..!
and he played weak politics

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 47 Replies
- 3041 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 1 Replies
- 607 Views
-
Last post by Mr_Alfaas
-
- 70 Replies
- 5826 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 2 Replies
- 589 Views
-
Last post by Erigavo-Man
-
- 8 Replies
- 1189 Views
-
Last post by Maroodijex
-
- 90 Replies
- 5195 Views
-
Last post by Voltage
-
- 11 Replies
- 1826 Views
-
Last post by zingii
-
- 4 Replies
- 696 Views
-
Last post by Xamud.