Hussien Aideed: Dowlad Kama Jirto Somalia!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Kramer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
Contact:

Hussien Aideed: Dowlad Kama Jirto Somalia!!!

Post by Kramer »

Mozambique: "Ciidan u diri mayno Soomaaliya"

Mozambique waxay ka mid ahayd waddamadii ku yaboohay ciidamada, hase yeeshee hadda ka noqday
Xoghyaha Joogtada ee Wasaaradda Difaaca Mozambqiue, ayaa sheegay in aan markii horeba Mozambique si buuxda looga wargelinin kaalinta ay ku yeelaneyso Soomaliya.
Warkan, oo ay faafisay wakaaladda wararka ee Reuters, ayaa Xoghayhu wuxuu is-weydiiyay su'aasha ah: hawsha nalaka doonayaa ma in aan nabad ilaalinnaa mise waa in aan nabad xoog ku dhalinno?
-----------------------------------------------
Xusien Aideed: Wax Dawlad ah Maka Jirto Somalia!

Wasiir ku xigeenkii TFG Hussien Aideed ayaa maanta mar uuka hadlay "baarlamaanka xorta" ee jooga Asmara, ayaa sheegay in wax dawlad ah eey kajirin Somalia, uguna baaqay Qaramada midoobay in aay maxkamad caalami ah soo saarto, dadkii geeystay xasuuqa ka dhacay xamar.
User avatar
Demure
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3804
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Xamar

Re: Hussien Aideed: Dowlad Kama Jirto Somalia!!!

Post by Demure »

Xussein should forget about politics and should focus on getting a fifth Eritrean wife or something.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Hussien Aideed: Dowlad Kama Jirto Somalia!!!

Post by Somali-Transporter »

Trust me Hussien Caydiid will come back soon or later..!

And becomes the President of Somalia..!
User avatar
Demure
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3804
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Xamar

Re: Hussien Aideed: Dowlad Kama Jirto Somalia!!!

Post by Demure »

Not on Geedi's shift. Not gonna happen.
User avatar
Somali-Transporter
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4064
Joined: Thu Jun 15, 2006 8:19 pm
Location: ******
Contact:

Re: Hussien Aideed: Dowlad Kama Jirto Somalia!!!

Post by Somali-Transporter »

Mark my Words today..!

it's 08/04 - 2007..! Remember this day and this topic..! Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”