our economy growth rate was 13 % (!)
following years we suffered due to illogical ban of the arab states .
http://www.afrol.com/articles/14254
The ban was lifted newly
and the first Somali Export of cattle has been sent of from Berbera (!)
Markabkii ugu horeeyay oo xoolo sida , ayaa xalay ka dhoofay Dekeda Berbera Tan iyo markii xukuumada Somaliland ay heshiiska ganacsi la gashay ganacsade Sucuudi ah oo sanad kasta la sheegay in uu dalka ka qaadanayo Saddex Milyan oo Neef oo xoolo ah.
Waxa Markabkaas xoolaha ah ee ka dhoofay dekeda Berbera , waxa noo xaqiijiyay Wasiirka Wasaarada Xanaanada xoolaha Dr Idiris Ibraahim Cabdi oo isaga iyo Wefdi Wasiiro ah ay Maanta socdaal ku tageen Magaalada Berbera.
http://www.tvsomalilandeurope.net/
3 million xoolo estimated value of 108 000 000 million USD will be exported from
Berbera port every year Insha Allah .
Well people
Action speaks
I can't wait for Somaliland 18 may
