Dhoobley:-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Dhoobley ee xadka Soomaaliya iyo Kenya ayaa ku soo waramaya in maanta lagu arkay Ciidamo Mareykan ah iyada oo maanta ay diyaarado dul heehaabayaan Libooya.
Ciidamadan ayaa waxay soo dhoobteen xadka u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya gaar ahaan Xaarxaar waxaana si cad loogu jeedaa diyaaradaha AC-130 iyo kuwa wax basaasa oo dul meeraysanaya xadka Soomaaliya iyo Kenya
Ilaa iyo shalay ayaa waxaa aad u socda dhaqdhaqaaq ay wadaan Ciidanka Mareykanka waxaana ay arinkaas cabsi galisay dadka ku dhaqan xadka Soomaaliya iyo Kenya oo ka baqanaya in ay diyaaradaha Mareykanka u geystaan Duqayn.
Waxaa la wada ogsoon yahay in Ciidanka Mareykanka uu si weyn uga qeyb qaatay dagaalkii lagu qaaday MMI isaga oo diyaarado iyo gantaalo ku duqeeyey fariisimo ay leeyihiin ciidanka Midawga Maxaakimta Islaamiga.
A/Cawale
Halgan.net
Ciidamo Mareykan ah oo maanta lagu arkay Dhoobley iyo Xaarxa
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 108037 Views
-
Last post by Colonel
-
- 8 Replies
- 6955 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 4 Replies
- 7331 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 3 Replies
- 6195 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 0 Replies
- 5737 Views
-
Last post by grandpakhalif
-
- 0 Replies
- 474 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 869 Views
-
Last post by jamols2
-
- 0 Replies
- 18571 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 0 Replies
- 5855 Views
-
Last post by Hiiraan boy