Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by sadeboi »

Col. Ismaaciil Khaliif oo ka jawaabay hadaladii xalay kasoo yeeray C/risaaq Afguduud.

Kismaayo , Isniin, May 21, 2007 Simba Radio

Taliyaha guutada seddexaad ee ciidamada Jubbooyinka Col. Ismaaciil Khaliif Shire, oo maanta u waramayay saxaafadda ayaa waxa uu si kulul u weeraray hadaladii xalay kasoo yeeray Taliyihii hore ee ciidamada Jubbada Hoose gaashaanle sare C/risaaq Maxamuud Yuusu "C/risaaq Afguduud".

Korneelka ayaa waxa uu sheegay hadaladii xalay saxaafadda siiyay Afguduud uu ku weeraray Xil. Barre Hiiraale, isagoona sheegay in aysan waxba ka jirin, Barrena uusan wax lug ah ku laheyn dagaaladii ka dhacay Kismaayo 23-kii April, kaasi oo dhex maray qaar ka tirsan saraakiisha Ciidamada Dowladda KMG ah ee Somalia.

Hadalka Col. Ismaaciil Khaliif ayaa waxa uu kusoo beegmayaa xilli talihiyii hore ee J/Hoose uu xalay sheegay in xilkii taliyenimo laga qaaday, kadib markii sida uu sheegay ay amaro siiyeen taliska guud ee ciidamada xooga Dalk, isla markaana lagu amray in uu aado magaalada Baydhabo.

Afguduud oo Simba ay la xiriirtayna waxa uu sheegay in uu qorsheynayo sidii uu u aadi lahaa Baydhabo, hasayeeshee uu ka gaabsaday halka uu geynayo ciidamada guutadii koobaad ee ku sugneyd deegaanka Buulo guduud ee gobalkan J/Hoose.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by sadeboi »

User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Cool
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by Xamud. »

Is this the reer Siyaad guy who sheltered him after he was evicted from kismayo?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by sadeboi »

Yes Xamud.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by Xamud. »

He Sounds mad.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by sadeboi »

The guy is very loyal to Barre. He is one of the Sade colonels along with Fartaag and Aden Koronto who left with Barre when the ICU went to Kismayo. Of course he will be mad.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by Xamud. »

Is Fartaag Dead? So this means Afgaduud is homeless?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by sadeboi »

Acudubillah, war halyeeyga dhimasho ha u saadin. He is alive and well, he was getting therapy for his legs in addis but will soon come back to Kismayo. Also, he is one of the major reason why the tigres did not fight with us, he has been talking to all of them. Even melez.


Af-guduud is HOMELESS Laughing Laughing But whats more funny is the little "jookar" guy who said on the news yesterday he will attack Kismayo in 24 hours, its been 26 hours from his statement Laughing Laughing Laughing
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by Gedo_Boy »

What's the current status of Afgaduud's saga?
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by sadeboi »

Well quite honestly Gedoboy the buuloguud men are quite hopeless; they want to save face, but we all know they want peace and to be allowed to enter the city. So I can't really tell you anything now.
Xamud.
Posts: 11173
Joined: Sun Mar 11, 2007 11:13 am
Location: Halabokhad,Mudug. Bunlayn

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by Xamud. »

Sadeboi
My sources Must be lying then. Kojaar will share the same faith as Afgaadud if all he does is to talk and no action. Am sure Afgaadud wont mind sharing his casket with Kojaar if he becomes homeless as well.
Last edited by Xamud. on Tue May 22, 2007 5:28 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: Col.Khalif Shire oo si kulul u jawaabey hadalki Afguduud!!

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Majeerteen Ceeb weyn baa ku dhac ii

Laughing Laughing Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”