Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by LiQaaye_TDH »

Hogaamiyaha wayn ee Bashiir Raage Shiiraar ayaa markii ugu horeeysay Muqdisho ka degay tan iyo markii Bishii June ee sanadkii la soo dhaafay ay Xoogaga Maxaakiimta ka barakioiyeen hooygiisa ku yaal xeebta waqooyi ee Magaaladda Muqdisho,isagoo baxsaday doon aan la aqoon cida iska laheyd oo uu ku wehliyay Al Xaaji Muusse Suudi Yalaxow.

Bashiir Raage Shiiraar waxaa Madaarka Muqdisho ku soo dhaweeyay Mas’uuliyiin uu ka soo dhexmuuqday Maxamed Cumar Xabeeb oo ah Gudoomiyaha gobolka Banaadir iyo Saraakiil sare oo ka tirsanaa Ciidamadda AMISOM ee fadhigoodu yahay Muqdisho.

Bashiir oo ay boqolaal dadweyne ah ku soo dhaweeyeen Caleemo qoyan ayaa loo galbiyay dhinaca Shibis hooygii uu ka deganaan jiray Mudo laga sagaal bilood oo uu ku sugnaa Dalka Uganda Caasimadiisa Kampala.

Bashiir Raage Shiiraar oo ah ganacsade ku heyb ah Ra’isulwasaarre Cali Geeddi wuxuu kulan gaara hooygiisa kula yeeshay ninka loo magacaabay Gudoomiyaha dib u heshiisiinta Qaranka Soomaaliya Mudane Cali Mahdi Maxamed oo ahaa Gudoomiyahii USC SSA ee ay Muqdisho ku dagaalameen Jeneral Maxamed Faarax Caydiid oo isagana ahaa Gudoomiyahii USC SNA.

Bashiir Raage wuxuu Cali Mahdi kala hadlay arrimo badan oo xasaasiya ,wuxuuna si gaara ugu talo siiyay inuusan cadawtinimo ka dalban Shacabka reer Somaliland balse uu ilaaliyo rabitaankooda qadiyadeed ,sidoo kalana raali gelin ka bixiyo hadii ay jiraan qaladaad ka dhacay.

Cali Mahdi kuma uusan qancin talooyinka Bashiir Raage Shiiraar sida ay Waagacusub u sheegeen goobjoogayaasha labada dhinac.

Inkastoo Cali Mahdi Siyaasada isaga fariistay markii uu geeriyooday hogaamiyahii ay is hayeen ee Maxamed Faarax Caydiid hadana wuxuu ku calaamadeeysan hogaamiye kooxeed dagaal oo xasuuqii ugu ba’naa ka geysto Soomaaliya taas oo la aaminsan yahay in Maxkamad la horgeyn doono maalin maalmaha silsiladaa ka mida.

Ahmed Jelle Hassan
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by AbdiWahab252 »

Criminal Mafia tuug Laughing Laughing

His wife is Issaq Laughing
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by LiQaaye_TDH »

She must give him a good ****** Laughing

Im hearing this Guy is powerful in Mogadhisho Cool

edited
Last edited by LiQaaye_TDH on Thu May 24, 2007 2:00 pm, edited 1 time in total.
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by kadarre »

AbdiWahab252 he our own version of Caato.
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by Ugaas Diini »

It has to Waagacusub to report this huh.......
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by AbdiWahab252 »

kadarre,

He is more deadlier than Caato Laughing
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by DONKEYMAN »

Laughing Laughing Laughing Jareer Raage.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by LiQaaye_TDH »

Maxaakinta chased him out, but the guy is back in Business now, and he is back to control his parts of Mogadisho Cool
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by AbdiWahab252 »

Liqaaye,

Ur supporting him because his wife is HJ ??? Laughing Laughing

Another prominent man with a HJ wife, AbdiRashid Ilqeyte
DONKEYMAN
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1099
Joined: Fri Jan 23, 2004 7:00 pm
Location: Somalia
Contact:

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by DONKEYMAN »

He is Half Jareer Half Abgaal. the worst mix in the world. Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by COSTA »

Bashiir Raag is nothing today but what i cant understand is why every Hutu who marries Idoor ceeb act like Iidoor

Bashiir Raage

Daahir Cabdulle Calasoow

women should represent your tribe not the other way around
kadarre
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3085
Joined: Sun Jul 23, 2006 12:50 pm
Location: Groningen

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by kadarre »

[quote="DONKEYMAN"]:lol: Laughing Laughing Jareer Raage.[/quote]

Jareer is what made Majerteen Abgaal powerfull

respect your jareer genes.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by Hiiraan boy »

[quote="DONKEYMAN"]He is Half Jareer Half Abgaal. the worst mix in the world. Laughing[/quote]

his not half jareer u fukhead
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by LiQaaye_TDH »

AWahab...Is his wife HJ, all i knew was she is Isaaq....

costa Calasow's wife aint Isaaq.....

I support every powerful Warlord Cool i also heard Bashiir raage is one of the richest Warlord...
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: Mudane Bashiir Raage Warns Cali Mahdi about Somaliland...

Post by sadeboi »

I think qanyare or caatos wife is Marexaan.



p.s

what power does this guy have?? wuxu soo caanbaxay the isbaheysiga la dagaalanka argagaxisada bullcrap
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”