For many months, Caydiid was presumed death in 1992

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13995
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: For many months, Caydiid was presumed death in 1992

Post by DR-YALAXOOW »

advocator horta anaga ma calaacalno sida naagaha sidiina oo kale. ceydiid iyo qabiilkiisa waan dagaalaney. ragguna waa dagaalamaa waa wax normal ah.

laakiin idinka dhahaya(hawiye) ayaa baardheere kula dagaalaney 1992 ayaan u sheegaayey inaysan sidaa aheeyn xaqiiqda.

1992 hawiye wada socdeyna ma jirin. xitaa iljeex ma wada socon.

ceydiid waxa u dagaalamaayey ee uu siyaad bare KENYA isagoo sidii chicken dooro u ordaya qaxooti isaga dhiibey waxay ahaayeen REER JALAF jufo hoose ka tirsan sacad.

mareexaan masaakiinta xitaaa siyaad bares home town buurdhuubo garbahaareey waa ku difaaci waayeen. Laughing Laughing masaakiiin Laughing

atlist abgaal madaxweyne cali mahdi 1992 gurigiisii kaaraan ku yaaley marnaba kama qixin .
Last edited by DR-YALAXOOW on Fri May 25, 2007 7:25 pm, edited 1 time in total.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: For many months, Caydiid was presumed death in 1992

Post by sadeboi »

hawiye...raxanweyn..ogaden...bantu iyo balaayo kasto ba la socotey...ti ku dhacdeyneh soomaali wey taqaan...

Laughing Laughing Laughing at HG xata islama socon...war so tii la dhihi jirey "wiil saruur safka hore ma ku jira.."


awoodu cali mahdi ceydiid ku ceersado Marexaan ba dhambeeyey...
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13995
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: For many months, Caydiid was presumed death in 1992

Post by DR-YALAXOOW »

j Laughing Laughing Laughing Laughing maxaad marmarsiyootey.. raxanweeyn meel ha uga dhicin 1992 ceydiid iyagaaba la dagaalamaayey. 1992 raxanweeyn sidii shinida oo kale ayey macluul u dhimanaayeen. awood ay ku dagaalamaan maba heeysan.

bantu Laughing Laughing Laughing jareer weyne xaal qaado .

ceydiid xitaa saleeymaan iyo ceeyr lama socon 1992. waxa uu watey waxay ahaayeen reer jalaf jufadiisa hoose sacad kaliya.


intaas ayaa abaaba siyaad 21 sano laandcuriser adigo baadiye ka yimid ku saaraayey ayaad difaaci weeysay.

siyaad bare nin abgaal hadduu ahaan lahaa ciil uma dhinteen kaaraan ayuu deganaan lahaa ragg ayaa difaaci lahaa.

laakiin adiga KENYA ayuu isagoo GACMAHA kor u taagaya iska dhiibey SHAME SHAME ON YOUUU. CEEEEB AYAA KU SAARAN Laughing Laughing
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: For many months, Caydiid was presumed death in 1992

Post by sadeboi »

Nin qiil raadinayo waba nin laga raayey. Cool
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Re: For many months, Caydiid was presumed death in 1992

Post by Gedo_Boy »

[quote="DR-YALAXOOW"]
atlist abgaal madaxweyne cali mahdi 1992 gurigiisii kaaraan ku yaaley marnaba kama qixin .[/quote]


waryaa YALAXOW, beenta jooji meeshaan shaqada waxaa ila fadhiyo wiil Muuse Agoonyar ah oo aan hadaadaan isla qolseyno....."Ali Diesel" Xamar doon u la baxsaday '92 Laughing Laughing Laughing
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: For many months, Caydiid was presumed death in 1992

Post by DawladSade »

Sadeboi the old reer Ahmed man who warned Caydiid a day before was not named "Cibaad Gurxan", his name was Cibaad Bulxan. Waana run akhii sidaas ayuu yiri "wax dabeyl ah miyaad dareymeysaa...carrigu so huur ma aho...geedaha wax ruxanayo miyaad aragta...waa ciidanki Marexaan tiradooda..waligeed lama maqlin dhul Marexaan oo la qabsado..Marexaan calooshodi baad ku jirta lakiin sidaad uga bixi laheed ba laga raba" and the next day the whole future of Somalia was reversed.

Also at that time it was not only USC (the colonels dead with shabeel named are the Xawaadle Jeele and the duduble cabdi cismaan) but with Raxanweyn and forced militias Aydiid had conscripted from the minority people in shabellada and bay.

It is true total annihilation was done to the USC and Caydiid was not seen nor heard of for months as the article says, I remember asking Abdiwahab this

[quote]Ask AbdiHutu who made his hero Caydiid ran away in mortal defeat in a jilbaab and go in recuperating hiding for three months?[/quote]


..http://somalinet.com/forum/viewtopic.php?f=18&t=101067&p=1323038&hilit=months#p1323038
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”