http://hobyonet.com/May/May_17_shir%20beeleed.htm
Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Beelaha Sacad iyo Saleybaan ayaa lagu qabtay Hotel Daamey ee Magaalada Muqdisho, kaasi oo lagu taageerayay adkeynta iyo Midnimadda Labada Beelood.
Hobyonet. Muqdisho Khamiis, May, 17, 2007
Shirkaasi oo ay qaban qaabiyeen Siyaasiyiinta Prof. Max'ed Faarax Jimcaale iyo Xuseen Siyaad Faarax (Qoorgaab) ayaa waxaa lagu casuumay ilaa 100 qof oo labada beelood ah.
Shirkaasi waxaa lagu wada ballamay in labada dhinacba ay ka shaqeeyaan horumarinta beelaha iyo ka hortaga khilaafaadka waxyaabaha keeni kara.
Shirkaasi ayaa waxaa ka hadlay Siyaasiyiin, Aqoonyahano, Waxgarad iyo haween labada dhinacba ka socday, waxeyna muujiyeen in ay ku faraxsan yihiin harumarka laga sameeyay wadahadaladii ay ku yeesheen labada beelood magaalooyin ku yaal Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Shirkaan ayaa waxaa si gaar ah loogu talagalay in ay adkeyntiisa ka qeyb qaataan iyo xaga ka qeyb galka shirka dad ka socda labada dhinac oo ku sugan Magaalada Muqdisho, taasi oo aheyd mid si weyn loo daneenayay.
Munaasabda shirkaasi oo si weyn la isaga xilsaaray ayaa waxaa ka muuqda goobta shirka muuqaal wanaagsan inkastoo labada dhinac siyaasiyiin ka mid ah ay sameeyeen qaban qaabada iyo isku keenida labada beelood.
Maslah Osman
Hobyonet. Muqdisho Soomaaliya
Maslaha1@hotmail.com
Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Sacad iyo Saleybaan
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Sacad iyo Saleybaan
Beelaha Sacad iyo Saleebaan oo maanta kulmay.
Muqdisho , Khamiis, May 17, 2007 Simba Radio
Kulan ay maanta Magaalada Muqdsiho ku yeesheen siyaasiyiita, Aqoonyahanka, Waxgaradka, Ganacsata iyo Haweenka Beelaha Sacad iyo Saleebaan ayaa waxaa ay ka soo saareen go'aano ay gundhig uga dhigayeen Heshiisyo iyo Shirar ay meelo kala duwan oo gobolada dalka ah ku yeesheen.
Waxgaradkii maanta Kulanka kasoo qayb galay ee ka kala socday labada Beelood ee Sacad iyo Saleebaan ayaa waxaa ay dhamaantood sheegeen in ay maanta waxii ka danbeeyaa ayan jiri doonin wax dhibaato ah oo dhextaala labada Beelood, islamrkaana ay iyagoo midaysan hiigsan doonaan himilo wanaagsan iyo horumar.
Siyaasiga Xuseen Siyaad Qoor-gaab oo u hadlayay labada Beelood ayaa Saxaafada waxaa uu u sheegay in Shirarbadan oo midkani hordhac u ahaa oo socday mudo sanad ah, kuwasoo ka dhacayay magaalooyinka Cadaado iyo Gaalkacyo lagu soo gaba gabeeyay colaadihii horey u dhexmaray Beelaha waxyaabahii ay dhaliyeen.
"Waxaa wax wayn inoo ah in maanta inagoo midaysan aanu halkan isagu nimaadno oo aanu gaarno hishiiskan taariikhiga ah, oo hurumarka labada Beelood ee Saleebaan iyo Sacad ah" sidaasi waxaa yiri siyaasiga Xuseen Siyaad Qoor-gaab oo intaa ku daray in ay sii hormarin doonaan heshiiska oo ay gaarsiin doonaan Beesha Habargidir, islamarkaana ay iskukeeni doonaan Beelaha Habargidir.
Waxaa kaloo ka mid ahaa kulankii maanta siyaasiyiintii ka hadashay Maxamaad Faarax Jimcaale, waxaa uu isagana sheegay in ay maanta waxii ka danbeeyaa ay mideen doonaan awoodooda dhinac waliba oo ay tahay Beelaha Sacad iyo Salebaan.
Sidoo kale waxaa kamid ahaa halkaasi mas'uu liyiintii kahadashay afhyeenka Beelaha Hawiye Axmad Diirye Cali, C/nuur Qayd Afwaax, Salad Yuusuf Dhoola-yare, Saciid Faarax Cigaal Saciid yare, dhinaca Haweenkana waxaa kamid ahaa Hidi Axamd Faarax iyo Xamdi Xirsi Maxamed.
Simba Media Center, Muqdisho Somalia
Email: simba@simbanews.com
I like this guy Maxamed faarax jimcale he things like General maxamed faarax caydiid and waxu aha lataliyaha jananka he likes to unite tolka (habar gedir)he should be the new leader

Thanks for the update bro... but Maxamed faarax jimcale is a shady character.. i mean what has he been doing 'HORUMAR' wise since USC?
Although it seems Like Saleeban are supportive of GM state now and are whilling to work in the intrest of Gobanimo, the question how long will this last? are they whilling to forget old fudes? How are they going to react if Ceyr decides to work against Gobanimo? will they change their mind and side wth ceyr against GM?
Although it seems Like Saleeban are supportive of GM state now and are whilling to work in the intrest of Gobanimo, the question how long will this last? are they whilling to forget old fudes? How are they going to react if Ceyr decides to work against Gobanimo? will they change their mind and side wth ceyr against GM?
Re: Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Sacad iyo Saleybaan
Maxamed faarax jimcale is a shady character. that is true bro he didn't do nothing i thing because he couldn’t do anything because of to much qabqablayal in the tolka.
about saleeban I think that we should make deal with them and live together with them in peace. let them get share of hobyo and galinsor if saleeban joins galmudug then ceyr will join galmudug aswel this is just the starting.Let the rest of habar gedir join galmudug it will be more powerful (you can't do nothing just with one hand), remember we got enemies on the north side called puntland.
about saleeban I think that we should make deal with them and live together with them in peace. let them get share of hobyo and galinsor if saleeban joins galmudug then ceyr will join galmudug aswel this is just the starting.Let the rest of habar gedir join galmudug it will be more powerful (you can't do nothing just with one hand), remember we got enemies on the north side called puntland.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Sacad iyo Saleybaan
Bro.. I know that there have been recent talks with Waceysle who also want to join GM... and Other lafs of Murusade....
But i'm going to a meeting on Monday in which many odoyaal in tolka who had fallen out or disrespected GM from its early stages are due to attend with the intension to apologize....
I'm looking forward to those meetings.... even though im much more interested in seeing some of those jealous Saleebans apologize for their degrading nonsense and spreading of false rumors against GM State like the one which they claimed GM is controlled by Puntland and the most recent one where they claimed GM and Putland are going to attack Galguduud which then got falsified by our interrior minister Mudane Muxyadiin maxamad cali!

bro what is going to be the topic in the meeting the sacad in london are ragedi the meet allot last time when I came to London there was meeting.
it wasn't only saleebans even waagacusub wrote that. Even I read in dalka.com that puntland minister called af gadud in bosaso claimed that south gaalkacyo and hobyo came under puntland (that is just wishing dream come true).
I read in mudugnet that there were 3 majeerteens killed in place called qadara in north mudug by sacad. Gaalkacyona gaari dhicid aya ka socota between us and materten I think there is war on the way. what do u thing about that.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Sacad iyo Saleybaan
Maxamed Farax Jimcaale is a brilliant man who was overshadowed by the Jahiils.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: Shir ballaaran oo ay ka soo qeyb galeen Sacad iyo Saleybaan
spill your knowledge sxb or are we meant to take your word for it?
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 2827 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 15 Replies
- 1468 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 11 Replies
- 1882 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 0 Replies
- 383 Views
-
Last post by adam2000
-
- 13 Replies
- 1239 Views
-
Last post by Magnusomalius
-
- 34 Replies
- 5887 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 0 Replies
- 191 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 163 Views
-
Last post by CoolPo1son
-
- 0 Replies
- 411 Views
-
Last post by Somalian_Boqor
-
- 1 Replies
- 384 Views
-
Last post by Amoore25