WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN GUDOOMIYE KU XIGEEN KA XISBIGA UDUB
Warar deg-deg ah oo naga soo gaadhay Caasimada Somaliland ee Hargaisa ayaa sheegaya in loolan aad u weyn uu ka dhex socdo gudaha ururka UDUB. Waxay wararkaasi oo aanu ka soo xiganay ilo u dhuun daloola xisbiga udub aay sheegayaan in Wasiirka Arrimaha Dibada JSL Mudane C/laahi Maxamed Ducaale uu doonaya in uu u tartamo gudoomiye ku xigeenka xisbiga UDUB, islamarkaana uu raba in uu isu soo sharaxo Madexweyne ku xigeen doorashada soo socota.Dadweynaha ku dhaqan caasimada Somaliland ee Hargeysa ayaa Waxay isla dhexmarayaan in arintani aay soo cusboonaatay kadib markii uu madaxwayne kuxigeenka Somaliland uu safar dibada ah u soo baxay. Waxaanu wax ka weydiinay arrintan xubin ka tirsan gudida fulinta ee ururka UDUB , xubintaas oo ka gaabsaday in magiciisa la sheego.ayaa noo sheegay in khilaaf wayni ka dhexeeyo madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin iyo madxweyne ku xigeenka Ahmed Yasiin.
Waxaa la sugayaa in tartankani uu ku beegmi doono shirwaynaha ururka UDUB oo dhawaan dhici doona. Waxaa shirwaynahaas lagu kala cadayn doonaa cidi u ordi doonta madaxwaynaha iyo madaxwayne ku xigeenka doorashooyinka inagu soo fool leh. Wxii warar ah ee ka soo kordha arintan waanu idinla soo socodsiin doonaa wakhtiyada soo socda insha allah.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
thats breaking news??
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
Maybe not for you... But it is for the Udub Supporters....
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
Horta what subclan is he again?
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
[quote="Ina Baxar"]Horta what subclan is he again?[/quote]
Qabiil manta kama hadlayo....
Thats the Next Vice president of Somaliland, IF Udub wins.....

-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
LOL@Ina Baxar.
Liqaaye,
Waxaasi waa iska sheeko saaxiib Vice predidents are hand pick by the president. You can't run for that office. If Rayaale want Ducaale as his running mate by election time he has the rights to pick him and there is nothing Yaasin can do about it.

Last edited by Dhaga Bacayl on Thu May 31, 2007 11:16 am, edited 1 time in total.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
Sir Ka soo baxay Axmed Yuusuf Yaasin.....
Waxa Axaddii si gaar ah ula kulmay rag u dhowdhow Madaxweyne xigeenka si ay uga xogwareystaan sida uu ka damacsan yahay tartanka hoggaanka UDUB iyadoo la soo weriyey inuu booskiisa duulaan ay ku yihiin rag dhowr ihi.
Waxa Madaxweyne ku-xigeenku tibaaxay inuu ogyahay in Ina Dhoolayare duulan ku yahay, waxa iyana jira in beelaha Habar Yonis iyo weliba Sacad Muuse ay la soo xidhiidheen rag u dhowdhow Riyaale oo doonaaya in isaga lagu bedelo. Waxuu sheegay inay jiraan in la naawilaayo Cawil iyo Ibraahim Meygaag.
Waxa leysla soo qaaday sida uu u dagaal galaayo, hadday arrimahan rumoobaan. Waxa la faa’qiday sida nin ragaas ka tirsan uu ii sheegay in loo baahan yahay in weerar hoogan la qaado, oo laga hordego shaxda Riyaale. Waxa la tabtay in Golaha Dhexe ee UDUB laga digtoonaado oon loo oggolaan in Bulaale keligii shaandheeyo. Bal se uu isagu si toos ah hawshaas ula wareego.
Waxa la guddoonsaday inuu Madx/Xigeenku la kaashado Salaymaan Nuur, Gud. Guurtida. Waxa la iftiimiyey sida ay u suurtagal tahay in isgaashi labadooda dhexmaro, waxaana leysla gartay in xataa hadday noqonayso inuu kursiga Madaxwenaha u daayo Sulaymaan ay tahay tani dariiqa keliya ee uu ku badbaadi karo.Waxa la magacaabay lab nin oo arrintan kala xidhiidha taageerayaasha Salaymaan ee London degan, dabadeedna ay la soo xidhiidhaan Madax/Xiggenka markuu dalka ku noqdo.
Go’aan waxaa la qaatay in hawshan la soo afjaro inta uu Madaxweynahu dalka ka maqan yahay, isagoo horaanta Juun Yurub u soo dhoofaaya.Arrintani waxay ka dhigaysaa in xisbiga UDUB oo muddo hurdo dheer ku jiray noqdo mid nololi soo gasho. Waxay se u horseedi kartaa burbur lexaad leh. Taasi oo ay raacdo sida shacbigu uga qancay waxqabadka, cadaalad darada, musuqa, tayo xumada iyo itaal yarida dawladda uu UDUB hoggaamiyo, waxa cad in dariiqa keliya ee u furani yahay inay xamaantooda sii xidhxidhaan. Waana loo tilmaamay Madax/Xigeenka oo markii ugu horeysay xisaab baan ka furtay London, isla markaasna baayacay ilaa seddex guri. Hawshana waxa lagaga tegay nin degan magaalada Birmingham.Waana Musuulkii ugu dambeeyey ee isu diyaariya inuu u meel dayo hantidiisa inta goori goor tahay.
Waan idinla socod siin waxii arrimahan ka soo kordho.

Ahmed yusuf Yasin is useless. He could challenge Rayaale in better leadership. I don't think he will get any support from any one in Somaliland. The guy is simply incompetent
If rayaale wanna win again than he needs select better mate than Cawil. The local people hate cawil will passion. The current foreign minister is logical choice. He shown fire and enthusiasm since he took office. You can't go wrong with Ibrahim Maygaag. Ina Jirde is also very popular among Landers.
If rayaale wanna win again than he needs select better mate than Cawil. The local people hate cawil will passion. The current foreign minister is logical choice. He shown fire and enthusiasm since he took office. You can't go wrong with Ibrahim Maygaag. Ina Jirde is also very popular among Landers.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
Kaalay saxiib... Who is this New Ina jirde im hearing this days?
I heard This new guy is very educated and intelligent, and a lot of people supports him As well…
I heard This new guy is very educated and intelligent, and a lot of people supports him As well…
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
War beesha sacad muuse maxay doonayaan baad tidhi?
If I was Riyaale , I wouldn't run for another term.
If I was Riyaale , I wouldn't run for another term.
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
[quote="LiQaaye_TDH"]Kaalay saxiib... Who is this New Ina jirde im hearing this days?
I heard This new guy is very educated and intelligent, and a lot of people supports him As well…[/quote]
Ina Jirdeh isn't new. He was second man in the house for years behind Sheikh Ibrahim (RIP).
Intelligent, educated and unlike ina Xaashi he is well like individual.
I just don’t think he wanna be part of Rayaale’s sinking ship.
I heard This new guy is very educated and intelligent, and a lot of people supports him As well…[/quote]
Ina Jirdeh isn't new. He was second man in the house for years behind Sheikh Ibrahim (RIP).
Intelligent, educated and unlike ina Xaashi he is well like individual.
I just don’t think he wanna be part of Rayaale’s sinking ship.
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
Re: WAR DEG DEG AH C/LAAHI MAXAMED DUCAALE OO U SHARAXAN VICE PR
Ok thanks... He should join Kulmiye
Ina baxar...Qabiil maanta iska dhaaf...somalilandnimo iya loo hadlaya...

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 667 Views
-
Last post by malakumod
-
- 30 Replies
- 1292 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 16 Replies
- 968 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 0 Replies
- 304 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 1 Replies
- 1048 Views
-
Last post by JSLHistorian
-
- 0 Replies
- 302 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 28 Replies
- 1367 Views
-
Last post by kaliil
-
- 13 Replies
- 2081 Views
-
Last post by MAD MAC
-
- 0 Replies
- 938 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 20 Replies
- 2102 Views
-
Last post by XimanJaale