Salama Caleykum

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
TarraQ
Posts: 139
Joined: Sat May 13, 2006 10:39 pm
Location: Xaakaagajuro?

Salama Caleykum

Post by TarraQ »

See tihiin Aqyaarta? Aniga waa iska fiicanahay wallahi wax dhib ah o jiraa majiro, Alxamdulilah. Xoogaa ciyaalka kan ugu yar oo cabdalle la dhoho aa kistoo hergab iga yaraa haayaa meehe, wallahi aniga iyo dhammaan dadkii halkaan wada joogey oo dhan caadaas aan mareynaa. Adinku bal caafimaadkiina iiga warrama. Waa ii faaydaan moohoo?
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Salama Caleykum

Post by Ina Baxar »

Laughing ,haaa, waa iska sidaad tidhi
TarraQ
Posts: 139
Joined: Sat May 13, 2006 10:39 pm
Location: Xaakaagajuro?

Re: Salama Caleykum

Post by TarraQ »

Bal geedkaan buufiska qaba fiiri, war waa iska sidaad tiri hana dhihine adiga xaaladdaada nooga waarran. Noo camir maan ku niri anga meeshey wax kuu marooyaan aan wax kaa weydiinee? Wax waalan badanaa!
User avatar
Demure
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3804
Joined: Wed Jul 23, 2003 7:00 pm
Location: Xamar

Re: Salama Caleykum

Post by Demure »

LOL.

Waiting patiently for Ina's response.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Re: Salama Caleykum

Post by Ina Baxar »

Demure , hadalka sidaan loo dhigay qof kalaan Wink ku xasuusta.
Geedo iyoo renji la is marshay ayaabay arrintu maraysa ee maxan kaloo ku dara?
Laughing @ geedkaan buufiska qaba fiiri,
Last edited by Ina Baxar on Thu May 31, 2007 11:24 am, edited 1 time in total.
Miz_Bootylicious
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 569
Joined: Fri Mar 23, 2007 9:02 am

Re: Salama Caleykum

Post by Miz_Bootylicious »

wcs
TarraQ
Posts: 139
Joined: Sat May 13, 2006 10:39 pm
Location: Xaakaagajuro?

Re: Salama Caleykum

Post by TarraQ »

Aniga haddaa Somali tihiin wa idinka yaabi wallahi. Wiil kasta atoore ow iska soo dhigaa gabar kastana atariisho. Abootooy ifuro! Waraa meesha shaleemo ducaale ma ahan, marka adinkoo sharaf leh fadlan si fiican oo nidaamsan inleysu wareeysto, oo loo sheekeysto aan pagekaan iniigu furey. Marka billahi caleykum jilitaanka joojiya nooh.
Aniga xaaji Taraq aa leydhahaa nin dabeecad fiican aa ahe marka su'aasha mar labaad hadii niigu soo celiyo maxaa ku bariseenbe, waa is fiicantihiin moohoo Very Happy
User avatar
Naaima
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6053
Joined: Thu Apr 26, 2007 12:04 pm
Location: Vision, imagination and leadership make a succesful business BUT above all it's a team effort!

Re: Salama Caleykum

Post by Naaima »

[quote="TarraQ"]See tihiin Aqyaarta? Aniga waa iska fiicanahay wallahi wax dhib ah o jiraa majiro, Alxamdulilah. Xoogaa ciyaalka kan ugu yar oo cabdalle la dhoho aa kistoo hergab iga yaraa haayaa meehe, wallahi aniga iyo dhammaan dadkii halkaan wada joogey oo dhan caadaas aan mareynaa. Adinku bal caafimaadkiina iiga warrama. Waa ii faaydaan moohoo?[/quote]


Salam alaikum

Laughing Laughing Laughing
mashalah aww thanks for asking walal waan ku ficanahyn, reerka, dariska dhamaan Cool
User avatar
*zabah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2309
Joined: Mon Dec 06, 2004 11:51 pm
Location: xamar cadeey!!fuck the rest...

Re: Salama Caleykum

Post by *zabah »

anika wa faya kistoo lee neefta igu dhege marmar lakin dhibkale majirto igarkey.. Cool
TarraQ
Posts: 139
Joined: Sat May 13, 2006 10:39 pm
Location: Xaakaagajuro?

Re: Salama Caleykum

Post by TarraQ »

Naaima,

Ilaahey ha inii siyaadiyo adinka iyo deriskaba abaaydiis, lool. Warkii ugu horreeyey ee fiicnaa adigaa noo soo gudbeyey, mashallah.

*zabah,

Laughing , kaali adiga old maa tahe walashiis neefta maxaa kugu dhejiyey, maraqa, iyo hilibka ariga badso waa fiicnaaneysaa hadii alla idmo Laughing
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Salama Caleykum

Post by HELWAA »

[quote="TarraQ"]See tihiin Aqyaarta? Aniga waa iska fiicanahay wallahi wax dhib ah o jiraa majiro, Alxamdulilah. Xoogaa ciyaalka kan ugu yar oo cabdalle la dhoho aa kistoo hergab iga yaraa haayaa meehe, wallahi aniga iyo dhammaan dadkii halkaan wada joogey oo dhan caadaas aan mareynaa. Adinku bal caafimaadkiina iiga warrama. Waa ii faaydaan moohoo?[/quote]




wcs walaal..........ilaahey uun ba naga wanaagsan alxamdulilaah...liooooool Laughing
TarraQ
Posts: 139
Joined: Sat May 13, 2006 10:39 pm
Location: Xaakaagajuro?

Re: Salama Caleykum

Post by TarraQ »

Lol, HELWAA, waa kaa muqataa wallahi walaashiis, farxaddaada aan u jeedaa ilahey hakuu siyaadiyo adiga iyo qaraabadaadabo, amiin Very Happy.
HELWAA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19743
Joined: Mon Apr 17, 2006 9:51 am

Re: Salama Caleykum

Post by HELWAA »

aamin walaal. Very Happy
User avatar
*zabah
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2309
Joined: Mon Dec 06, 2004 11:51 pm
Location: xamar cadeey!!fuck the rest...

Re: Salama Caleykum

Post by *zabah »

[quote="TarraQ"]Naaima,

Ilaahey ha inii siyaadiyo adinka iyo deriskaba abaaydiis, lool. Warkii ugu horreeyey ee fiicnaa adigaa noo soo gudbeyey, mashallah.

*zabah,

Laughing , kaali adiga old maa tahe walashiis neefta maxaa kugu dhejiyey, maraqa, iyo hilibka ariga badso waa fiicnaaneysaa hadii alla idmo Laughing[/quote]

abow duqan ahay noh o abotada kufaeh noh, inle tujiyo o lay daligo mehe mkacikaro noh...marka jimisi lo ubahahay to decrease that shortness of breath.. Smile
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”