Su'aal aad u fiican baa la idin weydiiyay laakiin qaarkiin waaba kasii darteen, waxaana soo qorteen eray kh dhexda uga jirto taasina looma baahna. Aniga sidaan u fahmay su'aasha waxay aheyd eray af-somali sax ah ee ka bilowda xarafka "KH".
Jawaabtana waxaa weeye ma jiro eray sax ah ee sidaas ah.

