Wallee nimanki weey qooqeen....

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by eyes-only »

Mogadishu 06, June.07 ( Sh.M.Network) Idaacadaha Shabelle, Hornafrik iyo IQK ayaa albaabada loo laabay ka dib markii arinkaan lagu shaaciyay wareegto ka soo baxday dowladda KMG ah ee Somalia oo uu ku saxiixan yahay wasiirka warfaafinta.

Wareegtada lagu xirey idaacadahaan ayaa waxa ay u qorneyd sidaan.

Ku: - Guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa magaalada Muqdisho.
Ku: Taliyaha ciidamada booliska Somaliyeed == Muqdisho.
Ku: Taliyaha ciidanka nabad sugidda qaranka== Muqdisho.
Og: Ra'isulwasaaraha dowladda KMG ah ee Somalia.
Ujeedo: Xerid idaacadaha gaar ahaaneed ee ku xadgudbay nidaamka warbaahinta xorta ah ee ka furan magaalada Muqdisho.

Tixraac warqadaan sumadeedu tahay XRW/906/07 ee June-4-2007 kana soo baxday xafiiska ra'isulwasaaraha waxaa lagu wargalinayaa dhamaan Mas'uuliyiinta ay warqadaan sida tooska ah ugu socoto in raadiyeyaashooda kala ah Horn-Afrik, Shabelle iyo idaacadda Qur'aanka kariimka ay ku sifoobeen colaad abuuris, Taageero argagixiso, ku xadgudub nidaamka xorta ah, wareerinta shacabka iyo dowlad diidnimo.

Sidaasi darteed waxaa la idinka doonayaa in aad qaadataan talaabooyinka deg dega ah ee lagu xiraayo dhamaan idaacadaha kor ku xusan, milkilayaashana lagula xisaabtamo xadgudubyada kor ku tilmaaman.

Waxaan idinka rajeynayaa in aad arintaan si deg deg ah u fulisaan.

Howl-wacan.

Wareegtadaan waxaa ku saxiixnaa:-

Wasiirka warfaaafinta dowladda KMG ah
Madoobe Nuunoow Max'ed


Wareegtadaan ayaa waxaa saxaafadda u aqriyay Taliyaha ciidamada booliska Somalia Gen. Cabdi Qeybdiid oo faahfaahin ka bixiyay, waxaana ay ku soo beegmeysaa xilli maanta ciidamada dowladda KMG ah iyo kuwa Ethiopia ay howl-gallo baaritaano ah ka wadaan qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho.
Males_Zenawe
Posts: 119
Joined: Wed Jun 06, 2007 7:28 am

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by Males_Zenawe »

Amar doowlo mudeec ninkii diido dabaal. Wixii Amarkeena diida tallabo sharci leh ayaan ka qaadeynaa. Cool
User avatar
Warsame101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1947
Joined: Sun Feb 04, 2007 4:32 am
Location: Muuri/Caabudwaaq/Kismaayo
Contact:

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by Warsame101 »

I really like Shabelle news and Hornafrik.
Males_Zenawe
Posts: 119
Joined: Wed Jun 06, 2007 7:28 am

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by Males_Zenawe »

{I really like Shabelle news and Hornafrik.}

Weligaaba. We dont care. Cool
User avatar
eyes-only
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5652
Joined: Sun Apr 30, 2006 2:30 pm
Location: ** Xamar-Caddey**

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by eyes-only »

[quote="Males_Zenawe"]Amar doowlo mudeec ninkii diido dabaal. Wixii Amarkeena diida tallabo sharci leh ayaan ka qaadeynaa. Cool[/quote]

sharci kulahaa....horta wax sharci layiraah oo kajiro xamar maleh.

they can say they are a government all they want, but that is not going to make them into one....they'll always be thugs and when the time comes they'll face an international war crimes tribunal


[quote="Warsame101"]I really like Shabelle news and Hornafrik.[/quote]

the thing is, even if they close all the stations, most people there have mobile phones and you only need to call a relative to get the latest. Closing down the stations has nothing to do with their news....they want to get rid of them because they are the biggest in Xamar and the leaders of the TFG were long planning to destroy the economy of the capital in order to bring the people to their knees.

They're all a bunch of thugs...
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="eyes-only"]

Madoobe Nuunoow Max'edo.

[/quote]

Laughing Laughing Laughing Laughing

The name sounds Oromo, how did he get the ministerial job?

Closing Idaacadda Qur'aanka Kareemka says a lot about these bunch of infidel-wanna-bes
Males_Zenawe
Posts: 119
Joined: Wed Jun 06, 2007 7:28 am

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by Males_Zenawe »

[quote="Males_Zenawe"]Amar doowlo mudeec ninkii diido dabaal. Wixii Amarkeena diida tallabo sharci leh ayaan ka qaadeynaa. [/quote]

sharci kulahaa....horta wax sharci layiraah oo kajiro xamar maleh.

they can say they are a government all they want, but that is not going to make them into one....they'll always be thugs and when the time comes they'll face an international war crimes tribunal}

international war crimes tribunal?? Ha ha ha, Please don't make me laugh like that again.


{Closing Idaacadda Qur'aanka Kareemka says a lot about these bunch of infidel-wanna-bes}

Isdeji oo caadi iska dhig. Baaritaan khafiif ah ayaan wadnaa markaan dhameynona dib ayaan u furi doonaa idaacadda qur'aanka kareemka. Cool
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by The_Emperior5 »

u said wey qooqeen wich means horny

maxay ku qooqeen maa radio Laughing Laughing Laughing Laughing
Fale
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 908
Joined: Fri Oct 13, 2006 7:45 pm
Location: Guriga

Re: Wallee nimanki weey qooqeen....

Post by Fale »

Shabelle is one of the best Media network in Somalia. It's very disturbing to hear this news from Zenawi workers.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”