Thanks to Jeyandi Frazer who called the TFG and warned them about touching the Hawiye Chief Elder !
Guddoomiyihii guurtida Hawiye Xaaji Cabdi Iimaan oo 24 saac ka dib xoriyadiisii dib u helay
Xaaji Cabdi Iimaan Cumar oo ahaa guddoomiyihii golaha guurtida ee beelaha Hawiye ayaa la sii daayey maanta ka dib markii maalintii shalay ay xabsiga u taxaabeen ciidamo ka tirsam dowladda federaalka Soomaaliya isagoo ku sugan gurigiisa oo ku yaala degmada kaaraan ee magalada Muqdisho.
Xaajiga oo markii la sii daayey u waramayey saxaafada ayaa sheegay in sababta loo xiray isaga uu aaminsan yahay inay tahay oo kaliya dowladda federaalka oo ka soo hor jeeda xoriyatul qowlka, wuxuuna tilmaamay in mudadii 24-ka saac aheyd ee uu xirnaa si wanaagsan loola dhaqmay.
Sii deynta guddoomiyihii golaha guurtida beelaha Hawiye Xaaji Cabdi Iimaan Cumar ayaa ku soo beegantay xilli ay sii xoogeysanayaan howlgalada ay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka wadaan ciidamada dowladda federaalka iyo kuwa Itoobiya oo iskaashanaya, isla markaana kaaliyaha xoghayaha arrimaha dibeda ee Maraykanka u qaabilsan arrimaha Afrika Jendayi Frezar ay sheegtay in xariga xaajiga ay Qatar gelineyso hanaanka geedi socodka Soomaaliya.
War degdeg: Hawiye Chief Elder Freed
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: War degdeg: Hawiye Chief Elder Freed
AW.. so now US are the good guys? .. sxb waxaan dhan waa wada farabuutooyin!
Re: War degdeg: Hawiye Chief Elder Freed
What did he do?
- ORGEONES
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1198
- Joined: Mon Feb 26, 2007 2:57 pm
- Location: Loading....................
Re: War degdeg: Hawiye Chief Elder Freed
Free at last, free at last I thank!!!
- Karbaash_killa
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3672
- Joined: Thu Mar 10, 2005 3:10 pm
- Location: Wisil, Galmudug State of Somalia
Re: War degdeg: Hawiye Chief Elder Freed
Xamuud he possesed a deadly combination of beying Anti Occupation and Hawiye at the same time..
- COSTA
- SomaliNet Super

- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Re: War degdeg: Hawiye Chief Elder Freed
Free Mandela 
Re: War degdeg: Hawiye Chief Elder Freed
Guddoomiyaha guddiga beelaha Hawiye ayaa sheegay in uusan kahari doonin kuwii ka danbeeyay xarigiisa,isagoo xusay in ay wadaan baaris la xiriirta cidii ka danbeysay xarigiisa.
Ciidamo Tikree ah ayaa shalay ka afduubtay xaajiga gurigiisa oo ku yaal degmada Yaaqshiid, hayeeshee ciidamadaasi ayaa maanta sii daayay kadib markii Mareykanka oo ah Tikreega aabahood uu ka qeyliyay xarigiisa isagoo ku tilmaamay in uu sii hurinayo kacdoonka looga soo horjeedo Tikreega qabsaday dalka Soomaaliya.
www.qaadisiya.com

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 315 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 14 Replies
- 1348 Views
-
Last post by lover8
-
- 32 Replies
- 2087 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 13 Replies
- 2013 Views
-
Last post by salafi_student
-
- 13 Replies
- 1468 Views
-
Last post by Karbaash_killa
-
- 3 Replies
- 538 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 7 Replies
- 1019 Views
-
Last post by Gamadid.
-
- 5 Replies
- 1328 Views
-
Last post by Perfect_Order