WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by The_Emperior5 »

http://www.afnugaal.com/warka.php?num=2 ... 5b35e3fb40

Qaar kamid ergooyinka Buuhoodle oo u ololaynaya in hubka Buuhoodle lagu wareejiyo Majeerteeniya.
Warkii 11-Jun-2007 iyo Qormadii: Afnugaal News Desk
Warar lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno dad si aad ah ugu dhuun daloola ergooyinka buuhoodle iyo warar ka hoose ee la isla dhex marayo ergooyinka dhexediisa ayaa waxa ay sheegayaan in qaar kamid ah ergooyinka jooga Buuhoodle ay u oloaynayaan in ay hubka Buuhoodle ee Daraawiisheed lagu wareejiyo Majeerteeniya.


Hawshan ay hadda wadaan qaar katirsan ergooyinaka kusugan magalaada Buuhoodle ee ujooga nabadaynta ayaa ahayn mid laga filayo iyadoo dhamaan ergooyinkaas laga filayay in ay ka shaqeeyaan nabadaynta labada ardaa ee walaalaha ah ee loo tagay sidii nabad waarta looga dhex dhalin lahaa.



Mar uu nala soo xidhiidheen qaar katirsan ergooyinka kusugan Buuhoodle ayaa waxa ay noo sheegeen inay jiraan ergooyin u ololaynaya in hubka Buuhoodle ee ah hubkii difaaca dhulka loo dhiibo maamulka Puntland siiba dad gaar ah hawshuna ay kasocoto ilaa Boosaaso oo ay tahayna bay yiraahdeen mid xidhiidhsan.



Warkan ayaa ahayn mid ay ku qancayaan dhamaanba bulshawaynta SSC ee ku dhaqan dhulka Darawiisheed iyo waliba qurba joogata kusugan dibada uuna yahay war si wayn looga nixi doono marka uu soo baxo taas oo aysan kafakerin waxa kaga imaan doona dadka u oloaynaya hawshaasi laakiin ay kafakareen soo dirista laga soo diray Majeerteeniya.



Imaashiyaha ay hadda timi in hubka buuhoodle loo ololeeyo in loo dhiibo dad gaar ah oo kusugan Gobolada Bari,Nugaal Iyo Mudug ayaa timi kadib markii labada ardaa ee walaalaha ah ay dhex martay mashaqo si wayn looga naxay taana ay doonayaan inay kafaa’iidaystaan dad aan wadin danta guud ee Daraawiisheed.



Si kastaba ha ahaatee waa arin meel ka dhac ku ah in loo ololeeyo in hubka guud ee hadda ku jira gacanta SSC lagu wareejiyo Majeerteeniya taas oo ah wax aan marnaba geli karin maxkaxda qofkasta oo udhashay SSC ayna lakulmi doonaan dadka u ololaynaya sharaf dhac iyo magac xumo kadib marka ay soo bandhigaan.

Afnugaal News Desk

info@afnugaal.com
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by The_Emperior5 »

they are sayng mejeerteniya and they get mad when we say it
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by Cilmiile »

Afnugaal is an English Orphan Isaaq website
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by The_Emperior5 »

noo its not
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by DawladSade »

waa nimanki maanta qoray seddex kun iyo shan boqol ciidan gaaray ayaa kismaayo kusoo wajahan Rolling Eyes
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by Cilmiile »

DawladSade

If you want Dhuloos website

Go to Jidbaale.com

IF you want Dhuloos history and suugaan

go to Golkhatumo.com

the rest are unknown agents
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by kambuli »

Cilmiile how about Widhwidh and Ceegaag and Buhoodle etc
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by DawladSade »

kambuli even i know widhwidh is fiqi shini
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by The_Emperior5 »

afnugaal is also dhulbahante darood website
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by kambuli »

Dawladsade,

They are Barkad... Laughing Widhwidh is their town...
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by Cilmiile »

[quote="kambuli"]Cilmiile how about Widhwidh and Ceegaag and Buhoodle etc[/quote]


Ceegaag and buhoodle are not well established. They are not very professional.

Widhwidh is a bit suspect. I saw one of the owners in Liverpool and a Warsangeli friend of mine who is close to them gave me the lowdown on them.

Nothing proven. But far baa ku godan.
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Cilmile,

what laf is Ismaaciil Mire of Saciid Harti??
Cilmiile
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3722
Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by Cilmiile »

[quote="Sadaam_Mariixmaan"]Cilmile,

what laf is Ismaaciil Mire of Saciid Harti??[/quote]


Ismaaciil Mire Cilmi belonged to the Refulgent Guuleed Cali Geri section of the Powerful Axmed Garaad

Guuleedku wuxu noo ahaa Guurti loo hirane
User avatar
Sadaam_Mariixmaan
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13484
Joined: Sat Feb 03, 2007 8:50 pm
Location: Villa SADAAM, Jamuriyada Sadaamalia
Contact:

Re: WHAT THE HELL IS WRONG WITH AFNUGAAL

Post by Sadaam_Mariixmaan »

Mash'allah Cool
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”