Arms are marked and registered saxiib, that is something that is done with efficiency. After all who wants to lose their most valuable asset in lawless Somalia
Alla Hoogi Weyney! Hubkii ugu badnaa
Moderator: Moderators
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Re: Alla Hoogi Weyney! Hubkii ugu badnaa
Ina Baxarow,
Arms are marked and registered saxiib, that is something that is done with efficiency. After all who wants to lose their most valuable asset in lawless Somalia
Arms are marked and registered saxiib, that is something that is done with efficiency. After all who wants to lose their most valuable asset in lawless Somalia
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Alla Hoogi Weyney! Hubkii ugu badnaa
Kambuli miskeen weeye, my FAMILY keligood have more weapons then that kambuli, laakiin waa guul axmaaro hubka hawiye haka dhigto, xamar way ku xaareen 
- kambuli
- SomaliNet Super

- Posts: 17268
- Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
- Location: Proud Toothless Old Faqash Woman
Re: Alla Hoogi Weyney! Hubkii ugu badnaa
Waxaan aad uga baqdaa ka silsiladaha leh...
Laakiin idinka iyo ciddii kalee haysataba waa in laga qaadaa, oo ay ka qaaddaa Dawlad Somaliyeed oo lagu kalsoon yahay...Haddaad si kale u fiirisana awelba Amxaaro iyadaa Somaali hubka isugu dhiibtey eh hala noqoto....Waxaas o hub ah sow Somaali uun looma haysan? Ma cadow kale ayaa loo haystay? Idinkana iska dhiiba walee faa'ido ma leh....
Waa in gobol walba laga qaadaa hubka, oo hubka ku jira gacanta shacabka laga saaraa...
Waa in gobol walba laga qaadaa hubka, oo hubka ku jira gacanta shacabka laga saaraa...
- DawladSade
- SomaliNet Super

- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Alla Hoogi Weyney! Hubkii ugu badnaa
qaarna dee dawlada ayey la jiraan, qaarna kasoo horjeedaan. kuwa kasoo horjeeda waan laga dhigaa
- Ina Baxar
- SomaliNet Super

- Posts: 10796
- Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
- Location: Arabsiyo, Somaliland
Re: Alla Hoogi Weyney! Hubkii ugu badnaa
^typical hypocrite!!!
Qaarna waa in laga dhiga , qaarna waa in loo daaya.
Qaarna waa in laga dhiga , qaarna waa in loo daaya.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 349 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 16 Replies
- 1146 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 10 Replies
- 652 Views
-
Last post by foolxume2005
-
- 1 Replies
- 568 Views
-
Last post by Archerr
-
- 10 Replies
- 1915 Views
-
Last post by Futurist
-
- 127 Replies
- 15074 Views
-
Last post by Salah Al-Din
-
- 9 Replies
- 1456 Views
-
Last post by S-D-M
-
- 1 Replies
- 532 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 15 Replies
- 1948 Views
-
Last post by Executive
-
- 2 Replies
- 758 Views
-
Last post by Somaliman%