CADDE MUUSE SAYS THEIRS NO MAAMUL IN PUNTLAND

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

CADDE MUUSE SAYS THEIRS NO MAAMUL IN PUNTLAND

Post by Hiiraan boy »

Garowe:- Madaxwaynaha maamul gobolleedka Puntland Jen Cadde Muuse Xersi oo dorraad ka hadlayay shirkii Khamiislaha ahaa ee Golaha xukuumadda Puntland yeesho maalin walba oo Khamiis ah ayaa wuxuu ku sheegay in aysan jirin wax sharci iyo kala dambayn ah oo ku aaddan xukuumaddiisa.

Cadde Muuse ayaa si aan gabasho lahayn u sheegay oo aan gabasho lahayn u sheegay in wax sharci iyo maamul ah aanu uga jirin Puntland, wuxuuna sidoo kale shaaca ka qaaday in uu isagu la wareegay awoodda ciidamada Puntland.

Madaxweynaha Puntland wuxuu sheegay in uu dib u habeyn ku sameynayo dhammaan ciidamada Puntland, isagoo sheegay wixii hadda ka dambeeya dhibaatada soo gaarta askari ka tirsan ciidamada Puntland in uu isagu damaanad qaadayo.

Hadalkaa ka soo yeeray madaxweynaha Puntland ayaa la sheegay inay dhibsadeen inta badan Golaha xukuumadda Puntland oo iyagu filayay in madaxweynuhu wax duugduugo sida ay horeyba uga barteen.
User avatar
LiQaaye_TDH
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15857
Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...

Re: CADDE MUUSE SAYS THEIRS NO MAAMUL IN PUNTLAND

Post by LiQaaye_TDH »

Puntland is messed up....
Mrs Musika man
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 621
Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)

Re: CADDE MUUSE SAYS THEIRS NO MAAMUL IN PUNTLAND

Post by Mrs Musika man »

NOTHING WRONG

just cadde muse wants to have more power
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: CADDE MUUSE SAYS THEIRS NO MAAMUL IN PUNTLAND

Post by Hiiraan boy »

[quote="Mrs Musika man"]NOTHING WRONG

just cadde muse wants to have more power[/quote]


COSTA KHAMRIGA ISKA YARE
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”