[quote="DawladSade"][quote="Cilmiile"][quote="DawladSade"][quote="Cilmiile"][quote="DawladSade"]Cilmiile, Sade haduuna farcamin waa alle maqaadiirti aniguna cuqdadi kama qabi, hadaad i waydiisid waxaan waxaan ahay Mareexaan waayo Mareexaan 98% waa Hassan iyo Isaaq, labdaa wiil ee Gaalshireleedle 7 descendant of Mareexaan walaalo lama farcamin marka magaca monoply ayay u tahay, haduu Sade farcami lahaa maanta Gaarshileedle ayaan ahay yaan oran lahaan no problem adiguse maxuu qalibiga kula bukaa

[/quote]
DawladSade
Saaxiib kamaynaan hadlayn Male iyo Heemaal. Xaqiiqada iyo waaqiciga ayaynu ka hadlaynaa. Mareexaan waa ina Daarood, kamana soo degaan. Isla markaana anigaad ii diidan tahay nin afar ka tirsada Daarood oo Soomaaliya badhkeed dega inaan ku faano, Why?[/quote]
waan gartay,
anigu hadaan hore ka farcamin, gadaal ayaan ka farcamay waxay ila tahay waxaad tahay nimanka afartaas dhaafin yey ila tahay ee waan ku gartay

[/quote]
Dee meeshan dambeed ka farcanteen maad ku kala baydhaan? Maxaa iskiin daba dhigay?[/quote]
walaaltinimo naga dhaxayso, harti yaad sheegtey ma sida majeerteen ayaad rabtaan inaan "war ina gumeedyaho gumasoorka ahi" inaan isku niraahno
xaashaalilaah, maanta nin reer diini ayaan ahay 7 magac tirsado, maxamud saleebaan oo 75% harti ah lagana tirsado 18 laba jibaarkiis ayaan ahay

[/quote]
Haddii Maxamuud Saleemaan 18 jibaarkiis tahay maxay Cumar Maxamuud Nugaal kaaga eryeen?