KISMAAYO: Abaabul colaadeed oo ka socda Degmada Kismaayo iyo duleedkeeda, gaar ahaan Deegaanka Buulo-guduud iyadoo laga....
Posted to the Web Jun 17, 08:25
Kismaayo (PP) – Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose iyo Deegaanka Buulo-guduud oo ay ku kala sugan yihiin garabyadii dhawaan ku dagaalamay gacan ku haynta Kismaayo ayaa waxaa ka socda abaabullo colaadeed.
Magaalada Kismaayo ayaa wararka ka imaanaya waxay sheegayaan inay ka socdaan dadaallo lagu doonayo in lagu ururiyo ciidammo fara badan oo weerar ku qaada duleedka Kismaayo, gaar ahaan Deegaanka Buulo-guduud oo u jirta Kismaayo qiyaastii 30-km.
Afhayeen u hadlay Beesha Mareexaan oo lagu magacaabo Xasan Maxamed (Xasan Dheere) ayaa sheegay in howgallo ay wado beeshiisa ayna ka waddo Kismaayo, isagoo sheegay inay weerar ku qaadayaan deegaanka Buulo-guduud, wuxuuna ku andacoonayaan in laba ruux oo ka tirsan ciidammada Dowladda kana soo jeeda beeshaooda la dilay.
Xasan Dheere ayaa sheegay in beeshooda ay aad uga xumaatay dilkii loo geystay kooxaha uu ku sheegay in askar ka tirsan Dowladda oo ku sugan Deegaanka Buulo-guduud ay dilkaas u geysteen askar ka tirsan dowladda ee ka soo jeeda beeshooda Mareexaan.
“Waxaan ugu baaqaynaa dowladda federaalka inay wax ka qabato mashaqada ka taagan Gobolka Jubbada hoose, gaar ahaan Kismaayo, haddii kale beeshu waxay difaacanaysaa sharafteeda” ayuu yiri Xasan Dheere.
Tan iyo markii ay dagaalladu ka dhaceen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose 23-Apirl, waxaa qasnaa ammaanka Magaaladaas iyadoo la dareemayay cabsi weyn iyo abaabullo colaadeed.
Abaabul colaadeed oo ka socda Degmada Kismaayo iyo duleedkee
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
Re: Abaabul colaadeed oo ka socda Degmada Kismaayo iyo duleedkee
clean shop mareexaan!
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Abaabul colaadeed oo ka socda Degmada Kismaayo iyo duleedkee
waryee dawlad
waxna ma dhicin
when they gonna attack???
waxna ma dhicin
when they gonna attack???
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: Abaabul colaadeed oo ka socda Degmada Kismaayo iyo duleedkee
Hiiraan Boy....on your Avatar, you're saying "Death to TFG", when reality is that Hawiye is gonna benefit from a Dawldnimo Somaliyeed.
But, again...you're a Hawey..what do you know about being civilized? 





- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: Abaabul colaadeed oo ka socda Degmada Kismaayo iyo duleedkee
[quote="The Magnificent"]Hiiraan Boy....on your Avatar, you're saying "Death to TFG", when reality is that Hawiye is gonna benefit from a Dawldnimo Somaliyeed.
But, again...you're a Hawey..what do you know about being civilized?
[/quote]
first president was hawiya
we civilized ur ass





first president was hawiya
we civilized ur ass
- The Magnificent
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2463
- Joined: Wed Oct 25, 2006 7:29 pm
- Location: Chillin' and Drinking 2 cubs of Arabian Tea With General Mohamed Said Hirsi 'Morgan' !!!!!!
Re: Abaabul colaadeed oo ka socda Degmada Kismaayo iyo duleedkee
The dude was chosen to be president, because obviously the majority of Xamar's population was Hawey. Not to mention, Italians favor Hawey more than Daarood or Iidoor..because Hawiye wa Garac Italian.





-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 13 Replies
- 700 Views
-
Last post by CoolPoisons
-
- 0 Replies
- 290 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 537 Views
-
Last post by BlackRain
-
- 3 Replies
- 619 Views
-
Last post by musika man
-
- 7 Replies
- 947 Views
-
Last post by kkk47
-
- 4 Replies
- 834 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 491 Views
-
Last post by InaKhalif