Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by Hiiraan boy »

Kismaayo oo Bandow ku barisay iyo Col. Fartaag oo sheegay in dagaalkii shalay ay ka
qeyb qaateen ciidamada Xasan Turki


Xaaladda magaaladad degmada Kismaayo ee gobolka J/hoose ayaa saaka degan kadib
markii shalay illaa xalay ay kacsaneyd xaaladeeda, sababo la xiriira dagaalo xoogan
oo ka dhacay shalay degaanada Buuloguduud, illaa Kamsuuma.

Xaaladda guud ee magaalada Kisamaayo ayaa saaka degan kadib markii lagu soo rogay
Bandow deg deg ah oo dadka lagu war geliyay gelinkii dambe ee shalay iyadoo dadka ku
dhaqan xaafadaha Kismaayona ay u hogaansameen Bandowgaasi isla markaana aaney jirin
cid ku xad gudubtay.

Dhinaca kale, Col. Ismaaciil Fartaag oo isagu ahaa taliyihii guutada saddexaad ee
ciidanka xooga ayaa ka hadlay dagaalkii shalay isagoo ku sugan magaalada Addis ababa
ee dalka Itoobiya, isagoo dusha u saaray eeda dagaalkaasi taliyaha guutada koowaad
ee ciidanka xooga Col. C/risaaq Afguduud oo uu sheegay inuu diiday inuu nabadda
qaato.

“C/risaaq Afguduud ayaan eeda dagaalkan dusha u saarayaa, maxaa yeelay isagaa iyadoo
magaalada la wada degan yahay dadkii canaad iyo dil iyo dhac ku bilaabay, balse
sidaasoo ay tahay waxaan aaminsanahay inay yihiin ciidamada is dagaalay ciidamo ka
wada tirsan dowladda oo guutada koowaad iyo saddexaad ah” ayuu yiri Fartaag oo
dhinaca kale sheegay in dagaalkii shalay ay ka qeyb qaateen ciidamo ka tirsan kuwa
Sheekh Xasan Turki, sida uu hadalka u dhigay.

“Dagaalkii shalay waxaa ka qeyb qaatay ciidamo uu wato ninka la yiraahdo Xasan
Turki, waxaana jira maxaabiis aan ka qab qabanay, waxaana ku wareejin doonaa
dowladda federaalka Soomaaliya iyadaa taqaana meesha ay geyn doonto” ayuu mar kale
yiri Fartaag oo xusay in qaar ka mid ah taliyeyaashii ciidamada Xasan Turki ay
gacanta ku dhigeen ayna qaarkood ka baxsadeen gacanta ciidamada Kismaayo.


Garaad Salaad Xirsi
Garaadcadde@hotmail.com
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by Hiiraan boy »

who the fok is this nigga and whats his beef with sheikh xasan turki
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Re: Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by Ugaas Diini »

Yesterday ICU fighters, today dabadhilif....... Laughing Geele, the bartire moron, was a shiekh yesterday but today he is carrying extra shoes for Afgaduud.
User avatar
Luq_Ganane
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7849
Joined: Tue May 22, 2007 10:17 am

Re: Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by Luq_Ganane »

[quote="Hiiraan boy"]who the fok is this nigga and whats his beef with sheikh xasan turki[/quote]

Warya Hiiraan boy, ii gabso. Ninkas qarabo aanahay dhinaca hoyadey. Ninkas wuxu yahay sarakhil dhab ah, ka tirsan beesha Sade. Xassan Turki nah magacis mar dambe aa ii qaden. Marku Ras Kamboni ku dumanayey, CIA ga Barre Hiiraale aye u tegen, o lacag iyo lalush ayan ku siinena ee ku yirahden, nin kaan no dib. Barre wu diday. Markas istupid kan abal darrodiisa, waxas kabacdi weerar, ayuu noo so qaday. Shocked
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

Re: Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by Lacageylacag »

Very smart move from Sade.

It will be impossible for Tigres to fight for ICU.
Without Tigres, they easily keep the city.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by DawladSade »

etoopiya needs no convincing, they WANT mareexaan to keep kismaayo, they told abdullahi yusuf Laughing Laughing Laughing Laughing
Alluring
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8237
Joined: Sun Jun 11, 2006 11:44 am
Location: between past and future

Re: Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by Alluring »

[quote="DawladSade"]etoopiya needs no convincing, they WANT mareexaan to keep kismaayo, they told abdullahi yusuf Laughing Laughing Laughing Laughing[/quote]

If that was the case it would be for strategy purposes and not of deference.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Re: Col. Fartaag "ciidamada Xasan Turki a ka qeyb qaatey dagaalk

Post by DawladSade »

of course, we control gedo...we can easily cut off their supply lies...one mine there, 5 tanks blow up, you get the drift Very Happy
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”