Qaraxyo iyo rasaas goos goos ah oo laga maqlayo caasimadda.
Click here to find shabelle news in English
Mogadishu 27, June.07 ( Sh.M.Network)- Qaraxyo iyo rasaas ayaa laga maqlayaa qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho oo habeenkii 6aad Bandoow dowladda ay ku soo rogtay uu saran yahay.
Ilaa 3 qarax ayaa inta la ogyahay caawa laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo wali aan la ogeyn qaraxyadaasi waxa ay ahaayeen iyo cidda lala beegsaday.
Lama oga wali qaraxyadaan qasaaraha ay geysteen iyo si rasmi ah halka ay ka dhaceen.
Sidoo kale waxaa la maqlayaa rasaas goos goos ah oo ka dhaceysa magaalada, iyadoo aa la garaneyn cidda is-dhaafsaneysa.
Waa habeenkii 6aad oo Bandow uu saran yahay caasimadda oo laga maqlayo qaraxyo.
Click here to find shabelle news in English
Shabelle Media Network Somalia
Qaraxyo iyo rasaas goos goos ah oo laga maqlayo caasimadda.
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 575 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 20769 Views
-
Last post by KeligiiJabhad
-
- 7 Replies
- 947 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 85 Replies
- 5589 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 0 Replies
- 374 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 704 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 4 Replies
- 778 Views
-
Last post by xisaabiye1
-
- 73 Replies
- 5510 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 2 Replies
- 432 Views
-
Last post by dhuudhuu
-
- 1 Replies
- 352 Views
-
Last post by xaseey