Dagaal xoogan oo xiligaan ka socda qeyb ka mid ah magaalada

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Dagaal xoogan oo xiligaan ka socda qeyb ka mid ah magaalada

Post by DR-YALAXOOW »

Dagaal xoogan oo leysku adeegsanayo hubka kiisa culus iyo kan fudud ayaa xiligaan ka socda deegaanka Warshada Basaatada ilaa iyo Ekes koontarool Balcad kaasoo u dhaxeysa ciidamada Itoobiya iyo kuwa ka wada magaalada Muqdisho kacdoonka .

hubka waaweyn ayaa mar qur ah ka bilaawday deegaankaasi iyadoona la maqlay madaafiic iyo qoryaha lidka diyaaradaha oo xiligaan saacada Muqdisho tahay 11kii 30daqiiq ka dhacayo qeybta Warshada Baastada.

Shacabka dagan deegaanka Huruwaa ayaa horey uga qaxay deeganadaasi iyadoona goobta hadda leysku heritinayo habeenadaan danbo aheyd goob dagaal .

Wali waxa dhacay hubka waaweyn iyadoona dadka degan deegaanada Miisanka dhuxusha ilaa iyo Gubta ay maqlay dhawaq Rasaasta waaweyn oo wali ka dhacayo dhanka Warshada Baastada iyo nawaxigeeda.

Waxaa dagan caawa deegaanka Ifka Xallane ilaa iyo Warshada Sigaarka iyo Taraqa iyadoona caawa laga maqlin wax Rasaas ah marka laga reebo fiidkiii hore ee caawa oo la maqlay rasaas mar marka qaar ka dhaceysa deeganadaasi .

Wali lama haayo qasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah goobta ay wax ka dhacayaan oo ah meel mugdi ah iyo rasaasta dhaceysa oo ah m id xoogan aawgeed

Qeybo badan oo ka tirsan Muqdisho ayaa Habeenkii si fiican looga Hurdin iyadoona ay ugu wacantahay cabsi qof waliba ka qabo madfiicii Fooriya amoow kugu soo dhacaa
allaahuu akbar.

soon or later aidisle tigree will go home and our real president al amiir sheekh shariif will be back inshalah. markaana nabadii barwaaqadiii ka jirtey from raaskambooni to raascaseeyr ayaa soo laaban inshalah,
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Re: Dagaal xoogan oo xiligaan ka socda qeyb ka mid ah magaalada

Post by COSTA »

Dr Yalxoow viva muqaawamada

we Meheri people are part of Muqaawamada now Laughing
User avatar
Hiiraan boy
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4756
Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
Location: California

Re: Dagaal xoogan oo xiligaan ka socda qeyb ka mid ah magaalada

Post by Hiiraan boy »

COSTA khamriga iska yare


VIVA XOOGAGA KACDOONKA
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Dagaal xoogan oo xiligaan ka socda qeyb ka mid ah magaalada

Post by DR-YALAXOOW »

meheri who??? aakhiro samaan Cool Cool Cool every day qabiil cusub magaciisa aan maqlahooynaa, yaab badanaa.
meheri walaalkiiis MR GAAALGALE xitaa HADDa MUQAAWADA waa ku jiraa. gaalgale darood and meheri daroood welcome to muqaamada.


meheri
shanta caleen
hawraarsami
dashiishle

paltalk ayaan first time ku maqley magacyadaas!!!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”