03 July 07 (Xogta.com) - Waxaa magaalada Muqdisho dib uga soo cus boonaaday isbaarooyinkii hore u yiilay oo ay dhigan jireen kooxaha tuugada ah oo lacago baad ah looga qaadayo gawaarida BL- ka ah.
Isbaarooyinkaan gaadiidka xooga lacaga leejaa loogu qaadanayo ayaa waxaa dhiganaya ciidamo ka tirsan booliska DF Somalia.
Meelaha ugu daran ee jidgooyada la dhigay maanta ayaa waxaa kamid ah jidka Wadnaha ilaa iyo KM4 iyo wadada Faloronsa.
Gawaarida isaga kala gooshta waddooyinka Muqdsiho ayaana arrintaan cabasho kamuujinayo iyagoo sheegay in ay bixiyaan lacago ay siiyaan maamulka gobalka Banaadir oo Boono ujara, isla markaana ciidamada DF ay ka qaadaan lacago baad ah aysan suurta galeynin.
Maxamed Madaxeey oo kamid ah darawalada gaadiidka BL-ka Muqdisho ka shaqeeya ayaa shabakada Xogta.com u sheegay in y ciidamadu ka qaadaan lacago gaaraya 3,000 Shilin Soomaaliya hadii ay diidaana loogu handado in la rasaasaynayo.
Ilaa iyo hada wax war ah kama soo bixin maamulka gobalka Banaadir oo ku aadan sida laga yeelayo kooxahan ka tirsan ciidamada dowlada Somalia oo dhaca kawada magaalada Muqdisho oo ay joogto D F Somalia.
Shalay ayay aheyd markii ciidamada booliska DF ay dhac xoogan u geysteen dadweyne ku sugnaa agagaarka Suuqa Bakaaraha kuwaaso ay ka qaateen lacago iyo telefoonada gacmaha lagu qaato.
Maxamed Xasan Alfaatix
Xogta.com
Muqdisho
ciidamada DF oo isbaarooyin dhigtay
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 395 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 24 Replies
- 1823 Views
-
Last post by SANDIEGUY
-
- 30 Replies
- 1213 Views
-
Last post by eyes-only
-
- 40 Replies
- 4566 Views
-
Last post by Looyaan_Junior
-
- 0 Replies
- 1426 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 22 Replies
- 1061 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 19 Replies
- 708 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 1 Replies
- 243 Views
-
Last post by Khalid Ali