VIVA ABGAAL
VIVA HAWIYA
Ciidamo Loo Diyaarinayey Inay wWeeraraan Kismaayo iyo Deegaano kale oo ka tirsan Gobolka Sh/Hoose Oo kKhilaaf Dartii U Kala Tegay
Jul 06,2007
by Muqdisho-GEDO-NN
Ciidamo dhawaanahan mas,uuliyiin ka tirsan DKMG ah ee Soomaliya ay ku uruurinayeen Deegaanka Laanta Buuro-ee Gobolka shabeelada hoose, ayaa waxaa la sheegayaa in shaley galab uu soo kala dhexgaley khilaaf ba'an, kaasi oo ugu dambeynntii sababay in ciidamadaasi ay labo qeybood u kala jabaan.
Ciidamadan oo lagu qiyaasay ilaa 800 oo askari iyo 30baabuur oo kuwa dagaalka ah ayaa maalmahii u dambeeyey labo ka mid ah tiknikadii ay wateen ciidamadaasi waxaa loola fakadey dhinaca deg.Jilib,iyadoo ayna weheliyaan tiro ciidan ah.
Xog-ogaal ku sugan Gobolka Sh.Hoose oo ka gaabsadey in magaciisa la shaaciyo ayaa Gedonet u xaqiijiyey in khilaafkani uu yimid ka dib markii Taliyaha ciidamadaasi oo ka soo jeeda Puntland iyo Kuxigeenkiisa ay isku qilaafeen arinka ku saabsan in kismaayo lagu qaado weerar,taasi oo uu taliye ku xigeenku uu ka dhego adeygay, isagoo sheegay in duulan lagu qaado kismaayo uu soo kordhinayo qasaaro,mana muuqato ayuu yiri cida laga qabanayo kismaayo,iyadoo arintaasina ay sababtey in Ciidamadii ay u kala jabaan labo qeybood.
Qaar ka mid ah ciidamadaasi ayaa iminka waxaa la sheegayaa inay dib ugu laabteen,dhinaca magaalada Muqdisho,iyagoo sheegay inaanay marnaba ka qeyb qaadan doonin dulaan lagu qaadayo ciidamo dowlada taabacsan oo ku sugan Magaalada Kismaayo,halka kuwii ka socdey Puntland la sheegayo inay la soo deristey cabsi iyo wel-wel.
Warar ayaa sheegaya in rasaas ay isweydaarsadeen labada ciidan inuu dhaawac ka soo gaarey taliyihii ciidankaasi watey oo la sheegayo in dhaawaciisa loo qaadey dhinaca Magaalada Muqdisho.
GEDO-NN-Muqdisho
BREAKING NEWS ABGAAL CAPTAIN SAIS FUK U TO PUNTLAND CAPTAIN
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
Mrs Musika man
- SomaliNetizen

- Posts: 621
- Joined: Thu Jun 14, 2007 2:53 pm
- Location: XAMAR cadey - Musika-Sultan-of-Banadiir, Majerteen-Abgaal Capitalistic Alliance (MACA)
Re: BREAKING NEWS ABGAAL CAPTAIN SAIS FUK U TO PUNTLAND CAPTAIN
Down with Abgaal Dhabadhiiliif 
Maxamed dheere ha ku waso

Maxamed dheere ha ku waso
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS ABGAAL CAPTAIN SAIS FUK U TO PUNTLAND CAPTAIN
[quote="Mrs Musika man"]Down with Abgaal Dhabadhiiliif 
Maxamed dheere ha ku waso
[/quote]
NO FUK PUNTLAND DHABADHILIF
ABGAAL WEY GARTEEN THAT THEY DONT ANSWER TO DAROD

Maxamed dheere ha ku waso
NO FUK PUNTLAND DHABADHILIF
ABGAAL WEY GARTEEN THAT THEY DONT ANSWER TO DAROD
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 515 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 8 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 0 Replies
- 351 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 7 Replies
- 715 Views
-
Last post by X.Playa
-
- 37 Replies
- 1776 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 2 Replies
- 389 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 0 Replies
- 554 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 510 Views
-
Last post by Brav3Heart
-
- 1 Replies
- 380 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 18 Replies
- 1151 Views
-
Last post by Xamud.