Qaraxyo xoogan iyo rasaas mar qur ah iska qabsatay deegaanka Shirkole
Muqdisho
Mar qur ah ayaa dhagaha dadka reer Muqdisho ay maqleen Laba qarax oo xoogan kadibna waxaa bilaawday rasaas ay isweydarsadeen laba kooxood oo iska soo horjeeda iyadoona la heynin wali qasaaraha soo gaaray dadka rayidka ah iyo kooxaha dirirtu ay ka dhaxeeysa.
lama oga in qaraxyada lala beegsaday fariisimada ciidamada Itoobiya sababtoo ah jawiga oo ah mid habeen ah cidii dhaqdhaqaasameysana ay la kulmeyso dil micna daro ah
Dadka oo is lahaaa caawa waad ka nasaneysaa qaraxyada ayaa ku soo baraarugay qaraxyo iyo rasaas socotay qadar taasoo fajacisa ku abuurtay dadkii doonaayey in caawa dhagahooda ka nastaan walxa qarxa
Muqdisho oo nasiib u yeelatay dilka joogtada iyo qaraxyada ayaa waxaa leysweydiinyaa waxa kali uga dhigay masiibada madaama gobolada kale ay jawigooda ay yihiin kuwa iska dagan
BREAKING NEWS Qaraxyo xoogan iyo rasaas mar qur ah iska qabs
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 681 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 373 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 1200 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 5 Replies
- 968 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 0 Replies
- 377 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 301 Views
-
Last post by Adan_1
-
- 0 Replies
- 591 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 459 Views
-
Last post by adanboy
-
- 1 Replies
- 585 Views
-
Last post by adanboy