BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
Moderator: Moderators
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
dawladsade who's cabdi cigaal jamac. ma majerten ba???
Gen: Cabdi Cigaal Jaamac oo wasiirka gaashandhiga isaga iyo ciidamo uu wato ay u dirtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maleeshiyaadka ku sugan Kismaayo looga baahan yahay in ay dowlada taageeraan.
Wuxuu sheegay in maleeshiyaadka haddii xerooyin ay galaan uu ula dhaqmi doono si wanaagsan, Laakiin haddii ay weli qas ku sii hayaan magaalada uu ula dhaqmi doono sidii burcad oo kale, waxayna ciidamada Cabdi Cigaal ku sugan yihiin deegaanka Jilib.
Gen: Cabdi Cigaal Jaamac oo wasiirka gaashandhiga isaga iyo ciidamo uu wato ay u dirtay magaalada Kismaayo ayaa sheegay in maleeshiyaadka ku sugan Kismaayo looga baahan yahay in ay dowlada taageeraan.
Wuxuu sheegay in maleeshiyaadka haddii xerooyin ay galaan uu ula dhaqmi doono si wanaagsan, Laakiin haddii ay weli qas ku sii hayaan magaalada uu ula dhaqmi doono sidii burcad oo kale, waxayna ciidamada Cabdi Cigaal ku sugan yihiin deegaanka Jilib.
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
caasho yusuf is tryin to break merehan by using merehan

- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
did he send more some boon kins of yours
- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
any Boon brother of yours in that army
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
i mindfuked all dhulbahanta except dhulbahantaga oo abti u ahay
- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
Nacalatullah calyk,, walaasha tuuga midgaan ah cidna guursan mayso
Hutu mahee
Hutu mahee
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
Cabdi cigaal is wagerdhac and who ever wrote that is st*pid cuz cabdi cigaal isn't even in the government...and I talked to my awoowe not long ago...and if he even disagreed with the clan in public he would get slapped in the face by his COUSIN [my other awoowe] WHO IS THE GUY LEADING THE WAGERDHAC PORTION OF THE SADE ARMY IN KISMAYO

- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
do you realy did that,, haddaa shiit news meelahan ku aragto
you call back home and ask ,, what is going on,,
you wallaahi sick,, and stupid
you call back home and ask ,, what is going on,,
you wallaahi sick,, and stupid
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
warya sadeboy
wagerdhac is hawiya dhabadhilifs. they feel closer to hawiya then merehan

-
- Posts: 73
- Joined: Sun Feb 18, 2007 7:15 am
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
Hiiranboy
Adigu ma somalinet ayaad u shaqaysaa? halkeed ka so ururisa Breaking Newska?
Teeda kale good newska ma qortaa? mar kasta dagaal News uun baad wadaa.
Bal hal week good news soo qor ..oPs! waan ilowbey in somaliaya good News jirin..
Adigu ma somalinet ayaad u shaqaysaa? halkeed ka so ururisa Breaking Newska?
Teeda kale good newska ma qortaa? mar kasta dagaal News uun baad wadaa.
Bal hal week good news soo qor ..oPs! waan ilowbey in somaliaya good News jirin..
- kkk47
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2261
- Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
- Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
- Contact:
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
atleast they are not boons
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
midgaan hiraan...wagerdhac iyo marexaan iyo afaraheen intaad iska deysid...orod so baadhigoob meshaad ka timaadeen...
ujeejin iyo yam yam iyo qadhaadweynkiin orad ka sheekey...kismayao iyo marexaan ha ku marqaamin ee....
kk...comprehension is a problem i see...
ujeejin iyo yam yam iyo qadhaadweynkiin orad ka sheekey...kismayao iyo marexaan ha ku marqaamin ee....
kk...comprehension is a problem i see...
- Hiiraan boy
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4756
- Joined: Tue Sep 09, 2003 7:00 pm
- Location: California
Re: BREAKING NEWS merehan difaac minister sent army to kismaayo
ilkoyar sadeboy
caasho yusuf is using merehan to fight against merehan
Ciidamo ka socda DFKMG oo gaaray Jubooyinka
Last Updated::2007-07-08 16:36:27
TopStoryMuqdisho:- Ciidamo ka socda DFKMG ayaa gaaray J/dhexe kuwaasi oo kusii jeeda magaalada Kismaayo.
Ciidamadan oo la sheegay inuu Gen.Cabdi Cigaal Jaamac hogaaminayo ayaa lagu wadaa in ay dhawaan gaaraan magaalada Kismaayo.
Ciidamadan ayaa ugu baaqay maleeshiyooyinka ku sugan magaalada Kismaayo in ay isaga baxaan magaalada Kismaayo, kuwa kamid ahaa Ciidamada DFKMG ay ku xeroodaan xeryaha ciidamada ee magaalada.
Digniintan ayaa ah midii ugu horeysay oo kasoo baxda Ciidamada DFKMG ee dhawaan ka ambabaxay magalada Muqdisho iyo Balidoogle, ayadoo horey loo hadal hayey ciidamadaasi in ay u tagi doonaan gobalada Jubooyinka si ay u sugaan amniga.
Xaalada magaalada Kismaayo ayaa tan iyo bishii April ahayd mid aan xasilooni ka jirin kadib markii ay magaalada si toos ah ulla wareegeen gacan ku heynteeda maleeshiyooyin iyo ciidamo kamid ahaan jiray kuwa DFKMG.
Waxaa sidoo kale sii badanayey iska horimaadyada beelaha ku dhaqan deegaankaasi iyo maleeshiyooyinka ku sugan Kismaayo, taasi oo keentay in xaalada deegaanka J/hoose lagu tilmaamo mid bilow u noqon karta dagaalo beeled kusii baaha koonfurta Soomaaliya.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 1569 Views
-
Last post by highclass
-
- 0 Replies
- 591 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 454 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 2 Replies
- 544 Views
-
Last post by Luq_Ganane
-
- 26 Replies
- 1732 Views
-
Last post by kadarre
-
- 4 Replies
- 688 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 750 Views
-
Last post by Hiiraan boy